Newsletter subscribe
Archive

Sarkaal Uganda u dhashay oo Meydkiisa laga helay Muqdisho

Posted: September 8, 2019 at 7:49 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Sarkaal ka tirsanaa Booliska AMISOM eek u sugan Magaalada Muqdisho ayaa meydkiisa laga helay guri uu ka degganaa Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho. Edward Bagonza, ayaa ka mid ahaa kaaliyayaasha Taliyaha Booliska AMISOM ee Soomaaliya,waxaana meydkiisa laga helay hoygii uu ka degganaa Muqdisho. Saraakiisha AMISOM gaar ahaanna qeybta Booliska sarkaal u hadlay oo lagu magacaabo […]

No Comments read more

Waare Oo La Kulmay Saraakiil Ciidan

Posted: September 8, 2019 at 7:48 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka shirshabeele  Maxamed Cabdi Waare ayaa Xafiiskiisa Baladweyn y Kulan Xasaasi ah kula qaatey Saraakiisha Qaybta 21aad iyo Kuwa Danab ee xalay gaaray Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi waare iyo taliska qeybta 21aad ayaa kulankooda diirada ku saaray sidii ay isaga kaashan lahaayeen Sgida dhinaca Amniga iyo […]

No Comments read more

Dibadbax Ka Socda Muqdisho

Posted: September 8, 2019 at 7:44 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wadayaasha Gaadiidka Dadweynaha ayaa saaka Banaanbax ka dhigay Magaalada Muqdisho waxana ay xireen isu socodka dadweynaha. Gaadiidleyda qaarkood ayaa sheegay in ay ka cabanayaan Askarta dowladda ee jidadka dhooban kuwaas oo Gaadiidka u diidaya in ay dadweynaha qaadaan. Waxaa kale oo ay sheegeen in ay bixiyaan lacagaha Canshuurta ee dowladda una dheertahay Isbaarooyin dadban oo […]

No Comments read more

Madaxweynaha Oo Ka Qeybgalaya Shirka Golaha Guud Ee QM

Posted: September 8, 2019 at 7:40 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Maadxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sanadkan Magaalada Newyork ee dalka Mareykanka uga qeybgalaya shirka Golaha guud ee Qaramada Midoobey. Safarka Madaxweynaha Soomaaliya ee Newyork waxaa shaaciyay Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo ku sugan Magaalada Baydhaba. Ka qeybgalka Madaxweynaha ee shirka guud ee Qaramada Midoobey waxaa ay ku soo […]

No Comments read more

Safarka Kheyre Ee Baydhabo

Posted: September 7, 2019 at 7:03 pm   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ra’iisul wasaaraha Xumada Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleed Koofur Galbeed Soomaaliya waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta Maamulkaasi. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya waxaa garoonka Shaati gaduud ee magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay, Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen, Xildhibaano ka tirsan Labada […]

No Comments read more

Uhuru: Wasiirkeenna Dibadda Ayaa Ka Seexday Kiiska Badda

Posted: September 7, 2019 at 8:32 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wargeyska The Star ee ka soo baxa Dalka Kenya ayaa qoray maqaal dheer oo uu uga hadlayo khilaaf u dhaxeeya Madaxweynaha Kenya iyo Wasiiraddiisa arrimaha dibadda. Wargeyska oo xiganaya ilo ka mid ah Madaxtooyada Kenya ayaa sheegay in Monica Juma lagu heysto sida ay u wajahday arrinta Badda ee Kenya kala dhaxeysa Soomaaliya, sida ay […]

No Comments read more

Xaalad Dhanka Nolosha Ah Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Gedo

Posted: September 7, 2019 at 8:30 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Xasan Muxumud Cali Gudoomiyaha Degmada Buurdhuubo ayaa sheegay in dadka kunool deegaano hoostaga Degmada ay la dhibaateysan yihiin Xaalado bani aadamnimo oo soo wajahday. Gudoomiye Xasan waxa uu tilmaamay in dhibaatada heysata oo muddo soo jiitameysay ay sababtay in dadka deegaanka ay barakacaan. Xasan waxa uu sheegay in dadkaan ay ku tiirsanaayeen Wabiga, balse markii […]

No Comments read more

Askari Dilay Sadde Qof Oo Walaalo Ah Oo La Xukumay

Posted: September 7, 2019 at 8:29 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka kaasoo 17-kii bishii June 2018 ku dilay degmada Kaaraan saddex qof oo walaalo ah. Askarigan oo lagu magacaabo Xaashi Cali Maxamuud ayaa loo heysto dilka  Xasan Axmed Abuukar,  Xuseen Axmed Abuukar iyo Cabdullaahi Axmed Abuukar  oo […]

No Comments read more

Tahriibayaal Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Turkiga

Posted: September 7, 2019 at 8:28 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Ciidamada Ilaalada Xeebaha Dalka Turkiga ayaa gacanta ku dhigay muhaajiriin farabadan oo ay Soomaali ka midyihiin. Dadka la qab qabtay waxaa ay tiradoodu gaareysaa 236 qof,kuwaas oo u kala dhashay dalalka kala ah; Syria, Somalia, Morroco, Bangladesh, Iraq, Afghanistan iyo  Congo waxaa ay doonayeen in ay gaaraan Jaziiradda Gariigga ee Chios sida ay uga sii […]

No Comments read more

DFS Oo Ka Hadashay Dhibaatada Lagu Hayo Soomaalida K/Afrika

Posted: September 5, 2019 at 7:00 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dhibaatada maalmahan dambe lagu hayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Koonfur Afrika. Qoraal ay soo saartay wasaaradda warfaafinta ayaa lagu sheegay, in ay dowladda aad uga xun tahay dhibaatooyinkaasi, ayna ugu baaqayaan shacabka Soomaaliyeed ee dalkaaso jooga iney taxaddaraan. Hoos ka akhriso:

No Comments read more

Shirka Dib u Heshiisiinta Galmudug Oo Maanta Furmaya

Posted: September 5, 2019 at 6:49 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Maanta oo Khamiis ah, waxaa magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ka furmaya shirka dib u heshiisiinta Galmudug. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in shirkan uu furo, waxaana ka qeybgalaya beelaha Galmudug. Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ayaa ah mid aad loo adkeeyey, waxaana magaaladaasi ku sugan ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM. […]

No Comments read more

Dagaal Ka Dhacay Afgooye

Posted: September 5, 2019 at 6:40 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa jidka u galay sida la sheegay kolonyo ay la socdeen ciidanka xoogga dalka, waxaana la xaqiijiyey in halkaasi dagaal culus uu ka dhacay. Labo qof ayaa dhimatay Afar kalena dhaawac ayaa soo […]

No Comments read more