Muwaaddin Soomaali ah oo lagu maxkamadeynayo Mareykanka
Dalka Mareykanka waxaa ka billaabaneysa Maxkamadda Cilmi Saciid oo ah Muwaaddin Soomaali ah kaas oo horay u dilay Muwaaddin kale oo Soomaaliyeed. Wareeggii hore ee Maxkamadeynta Cilmi ayaa ku soo maxday Magaca C/Qaadir Shariif, hayeeshee baaritaan lagu sameeyay kaddib Cilmi uu sheegay magaciisa saxda ah. Cilmi ayaa horay u dilay Guuleed Nuur oo ay isku […]
Ciidanka Kenya Oo Toogtay Shaqsi Ay Sheegeen Inuu Ahaa Al-shabaab
Booliska Dalka Kenya ee Gobolka Kwale ayaa waxaa ay toogasho ku dileen Nin ay sheegeen in ay uga shakisanyihiin dhaq dhaqaaqa Al-shabaab. Tom Odero, oo ah Taliyaha Booliska ee degaanka ayaa sheegay in Ninka la toogtay oo lagu magacaabo Rashid Mwatsumiro la dilay kaddib markii saddex qof lagu dilay gobolka muddo laba todobaad gudahood ah […]
Dib u Dhac Ku Yimid Shirkii Dhuusamareeb
Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in Maanta markale uu dib u dhacay Furitaanka Shirka Dib u heshiinta Beelaha Dowlad Goboleed Galmudug. Shirwaynaha Dib uheshiinta beelaha Galmudug ayaa lagu waday in uu maanta ka furmo Magaalada Dhuusmareeb ayaa dib udhac uu kuyimid lamana sheegin waqtiga rasmiga ah ee uu […]
Kenya Oo Cayrisay Qareenno ku Matalayey ICJ
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay ceyrisay lix Qareen oo caalami ah kuwaas oo dowladda Kenya ku matalayay kiiska Badda ee ICJ ee kala dhaxeeya Soomaaliya. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Xeer Ilaaliyaha guud ee Kenya Kihara Kariuki, ayaa iksu afgartay in la ceyriyo lix qareen oo Caalami ah sidoo kalena waxaa ay Maxkamadda […]
Weerar Ka Dhacay Muqdisho
Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay halka saddex kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii koox Baskoolado ku hubeysnaa ay weerar ku qaadeen Ciidamo dharcad ah oo ka tirsanaa nabad sugidda Soomaaliya. Weerarka ayaa xalay fiidkii ka dhacay Waaxda Calasow dheere ee degmada Shibbis ee Magaalada Muqdisho. Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal xilliga weerarka dhacayay ku […]
Muuse Biixi oo u safray Jabuuti
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Safarka Madaxweynaha Somaliland oo ah mid shaqo oo qaadan doona muddo kooban ayaa isla maanta markay gaaraan dalka Jabuuti weftiga madaxweynuhu waxay si rasmi ah u gudo-geli doonan hawlaha shaqo ee ay dalkaasi u tageen. Ujeedada […]
Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka
Guddiga gaar ah ee diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Baarlamanka Soomaaliya ayaa Xalay Kullan la qaatey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ,Iyo Xildhibanada Baarlamanka Koonfur Galbeed. Guddiga ayaa Madaxweynaha ugu warbixiyay Ujeedda ay soo gareen Baydhabo,Waxna Guddomiyaha Guddigaasi Madaxweynaha Usheegay In Ay kullamo ay la qadan Doonan Bulshada Reer Koonfur galbeed iyo Madaxdooda Si ay Fikirkooda […]
Cawada iyo ames Swan Oo Kulmay
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta kula kulmay Muqdisho Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, ahna Madaxa Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), Mudane James Swan. Isaga oo kala hadlay iskaashiga u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey si loogu adeego Soomaalida, […]
Kheyre Oo La Kulmaya Beelaha Galmudug
Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta kulamo wadatashi ah la qaadanaya beelaha kala geddisan ee ka qeybgelay shirka dib u heshiinta Galmudug. Ra’isalwasaraaha iyo wafddi uu hoggaaminayo ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad Goboleedka Galmudug. Shirka beelaha Galmudug aya alagu wadaa in ra’isalwasaaruhu furo […]
Kenya oo ku baaqday in Garsoore Cabdi Qawi laga saaro dhegeysiga kiiska Badda ee ICJ
Dowladda Kenya ayaa gadaal ka riixeysa hay’ad la baxday PAF oo sheegata in ay tahay urur u dooda arrimaha Geeska iyo Bariga Afrika. Ururkan oo ay hoggaaminayaan koox Kenyaan ah ayaa sheegay in Kenya ay dooneyso in dhegeysiga kiiska Badda laga reebo Garsoore Cabdi Qawi oo ah Madaxweynaha Maxkamadda ICJ sidoo kalena Soomaali ah. David […]
Qarax Ka Dhacay Muqdisho
Ugu yaraan labo qof ayaa ku geeriyootay halka afar kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii Gaari laga buuxiyay walxaha qarxa uu ku qarxay Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho. Saraakiisha amaanka ayaa sheegay in Gaari NOAH ah oo laga buuxiyay walxaha qarxa u ku qarxay isgoyska gaar ahaanna dhinaca degmada Deyniile oo uu ka galay […]
Goorma Ayuu Furmayaa Shirka Dhuusamareeb?
Wararka ka imaanaya soohdinta u dhexaysa gobollada Shabeellooyinka ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay Al-shabaab kala wareegeen degaanno halkaasi ku yaalla. Ciidamada ayaa hawlgallo ay sameeyeen waxay Al-shabaab kala wareegeen degaannada Kaxarey iyo Busley oo ku yaalla soohdinta u dhexaysa labada gobol ee Shabeellaha hoose iyo Shabeellaha dhexe sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka […]
Recent Comments