Banaanbax Ka Dhan Ah DFS Oo Ka Dhacay Kismaayo
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbalada Hoose waxaa ka socda banaanbax balaaran oo ay ka qayb qaadanayaan qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaar ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Boqolaal shacab ah ayaa isku soo baxay Wadooyinka Magaalada Kismaayo waxa ayna ka biyo diidsanyihiin go,aankii ay qaadatay Xukumada […]
Kalluumeysato Thailand Oo Dalkooda Ku Laabtay
14 ka mid ahaa Kalluumeysato u dhashay Dalka Thailand laguna heystay biyaha Soomaaliya ayaa dib ugu laabta dalkooda Thailand. Dowladda Thailand ayaa sheegtay in 14ka qof laga qaaday Dalka Iraan markii ay ka baxeen Kenya oo ah goobta la geeyay markii laga qaaday Xeebaha Soomaaliya gaar ahanna kuwa Maamulka Puntland. Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Dowladda […]
Kenya: Waan Ka Niyad Jabnay Go’aankii Golaha Ammaanka
Xoghayaha Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Kenya Macharia Kamau, ayaa sheegay in dowladda Kenya ay ka niyad jabtay go’aanka Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ku diidday codsigii Kenya ee ahaa in Al-shabaab lagu daro Qodobka 1267 ee Golaha amaanka. Wasiir Macharia Kamau, ayaa sheegay in dowladda Kenya ay dhibbane u tahay AL-shabaab oo sida uu sheegay […]
Qorshaha AMISOM Ee Dhuusamareeb Iyo Guriceel
Wararka Maandeeq ay ka heleyso Gobolka Galgaduud waxa ay sheegayaan in Ciidamo katirsan AMISOM ay tageen Magaalada Guriceel. Ciidamadaan waxaa loo qorsheeyay in ay sugaan ammaanka Magaalada Dhuusamareeb, gaar ahaan Madaxtooyada, Garoonka Diyaaradaha iyo Xarunta Shiirkole oo lagu qabanayo Shirka dib u heshiinta Galmudug. Waxaa Dhuusamareeb tagay Taliyaha Ciidamada AMISOM ee u dhashay Dalka Itoobiya […]
DFS Oo Soo Saartay Ammar Adkeynaya Duulimaadka Kismaayo
Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay ammar ku aaddan duulimaadyada magaalada Kismaayo. Waxa ay sheegtay hay’adda in looga baahan yahay diyaaradaha tagaya Kismaayo ama ka imaanaya iney soo maraan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Waxya qoraal ku sheegtay Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Xukuumadda […]
Ilhaan Cumar oo dhibbane u noqotay dadka caddaannimada ku weyntahay ee Mareykanka
Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa waxaa ay wajaheysaa todobaad kale oo aad ay u hadak heyso warbaahinta Mareykanka. Todobaadkan Golaha Kongareeska Gobolka Alabama ee dalka Mareykanka ayaa meel mariyay qaar ay doonayaan in ay u gudbiyaan Baarlamaanka Mareykanka kaas oo ku baaqaya in Ilhaan laga saaro Baarlamaanka Mareykanka. Musharrax u taagan Xildhibaan senate-ka Mareykanka ee Gobolka […]
Dani Oo La Kulmay Madaxweynaha Oromada Itoobiya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa magaalada Adis ababa ee caasimadda dalka Itoobiya kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Oromada ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha Ismaamulka Oromada Shimelis Abdisa, ayaa Casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha Puntland iyo Wafddi uu hoggaaminayay oo booqasho ku jooga dalka Itoobiya.Shimelis Abdisa iyo Siciid Cabdullahi Deni ayaa ka wadahadlay xiriirka labada […]
QM oo diblomaasi Suudaan u dhashay u soo magacowday ku xigeenka James Swan
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa waxaa uu soo magacaabay ku xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya. Aadan Cabdul Mulla oo u dhashay Dalka Suudaan sidoo kalena heysta dhalashada Dalka Mareykanka ayaa loo magacaabay ku xigeenka James Swan oo laftiisa Mareykan ah. Aadan waxaa uu kale oo uu […]
Golaha ammaanka oo si wadajir ah u diiday in Alshabaab lagu dhaqo Qaraarka 1267!
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si wadajir ugu codeeyey diidmo kadhan ah in Dhaq-dhaqaaqa Alshabaab lagu daro laguna dhaqo qaraarka tirsigiisu yahay 1267 kaas oo ay kujiraan Ururada Alqaacidda iyo Daacish oo looyaqaan caalami ahaan ururo argagixiso Danjiraha Soomaaliya ee QM Abuukar Cismaan Baalle ayaa kudaabacay Boggiisa Twitter-ka in golaha Ammaanka ee QM uu […]
NISA: Waxaan Qabannay Shaqsigii Diley Xoghayihii Hore Ee G/Banaadir
Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Ninkii ka dambeeyay dqaraxii dhawaan lagu dilay Xoghayihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Amiin. Hay’addu waxaa ay sheegtay in howlgal ay ka sameysay Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ku tagtay Guriga ninkaasi ku sugnaa kana soo xirtay. Waxaa kale oo ay Hay’addu […]
Ilhaan Cumar Oo Lagu Baaqay In Laga Saaro Kongareeska Mareykanka
Xisbiga Jamhuuriga Mareykanka ee ka arrimiya Gobolka Alabama ee dalka Mareykanka ayaa meel mariyay sharci lagu doonayo in Ilhaan Cumar looga saaro aqalka Kongareeska ee dalka Mareykanka. Tommy Hanes, oo ah Xildhibaanka Gobolka Alabama ku matala Aqalka hoose ee Mareykanka aya soo jeediyay hindisahan,waxaana ansixiyay Golaha loo soo gaabiyo GOB ee Xisbiga Jamhuuriga ah. Guddiga […]
Mareykanka oo beeniyay duqeyn la sheegay in uu ka geystay Soomaaliya
Dowladda Mareykanka ayaa iska fogeysay Warbixinno ku saabsan weerarro 25kii ilaa 26kii Bishan August ka dhacay Soomaaliya oo la sheegay in ay ka dambeysay. War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay in wararka ay baahiyeen warbaahinta guduhu aysan ahayn kuwo xaqiiqda ku saleysan. “Waa siyaasaddeenna inaan shaacinno warbixinnada la xiriira weerarrada aanu […]
Recent Comments