Newsletter subscribe
Archive

Olole Doorasho Oo Ka Bilowday Kismaayo

Posted: August 14, 2019 at 5:51 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Qaar ka mid ah xildhibaanada Jubbaland ee shalay la dhaariyay ayaa Magaalada Kismaayo ka bilaabay in ay kulamo kala duwan la qaataan xildhibaanada iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda. Saacaddihii ugu dambeeyay ayaa waxa soo baxayay Musharaxiinta u taagan xilka Guddoonka baarlamaanka maamulka Jubbaland oo doorashdiisa ay Magaalada Kismaayo ay ka dhici doonto maalmaha soo […]

No Comments read more

Nin Kumanaan Doolar Kala Dhuuntay Xujey

Posted: August 14, 2019 at 5:50 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Afhayeenka Culimada Golaha Islaamka Kenya ayaa sheegay in Ninkaasi oo ay magaciisa ku sheegeen Nuur Xasan Cabdi uu 30 qof oo Xujey ah ka ururiyay lacagtii ay ku xajin lahaayeen markii ay lacagta u gaartay $120,000 oo doollarna la waayay halka uu qabtay. Mid ka mid ah dhibbanayaasha oo lagu magacaabo Ibraahim Maxamed ayaa sheegay […]

No Comments read more

Habraaca Shirka Dib u Heshiisiinta Dhuusamareeb

Posted: August 13, 2019 at 8:02 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Guddiga qaban qaabada Shirka dib u heshiinta Beelaha Galmudug oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa waxaa ay soo saareen habraac la xiriira qabsoomida Shirkaas oo diyaar garoowgiisa uu ka socdo deegaanada Maamulka Galmudug. Guddiga ayaa soo saaray Shan qodob oo uu ku furmo karo shirkaas, oo lagu wado in Magalada Dhuusamareeb uu ka furmo 17 ka […]

No Comments read more

Shir DFS Iyo Maamul Goboleedyada Uga Furmaya Baydhabo

Posted: August 13, 2019 at 8:00 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay waxaa maanta ka furmaya shirka Wasaaradaha Boostadam Isgaarsiinta iyo Tignolojiyadda ee dowladda Federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah. Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tignolojiyadda Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Baydhaba shalay gelinkii dambe. Shirkan oo uu maanta Wasiirka ka furayo Magaalada Baydhaba […]

No Comments read more

Xujey Soomaali ah oo Xajka seegay

Posted: August 13, 2019 at 7:57 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Qaar ka mid ah Soomaalidii Sanadkan u xajisay Dalka Sucuudiga ayaa soo laabanaya iyaga oo aan xajiyin sid aay sheegaan. Dad ka badan 400 qof oo Soomaali ah ayaa la sheegayaa in siyaabo kala duwan uu ku seegay Xajka waxaana cilladda ugu weyn ka dhalatay iyaga oo aan garaneyn habka loo guto Acmaasha Xajka sharikadihii […]

No Comments read more

Musharraxiin Diidday Xildhibaannada Cusub Ee Jubbaland

Posted: August 13, 2019 at 7:57 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Musharrixiinta dowlad Goboleedka Jubaland ayaa si cad u diiday in ay u hoggaansamaan liiska musharrixiinta ee ay xalay shaaciyeen Guddiga doorashada Jubaland Maxamed Ibraahim Shakuul, oo ka mid ah musharrixiinta madaxtinimada dowlad Goboleedka Jubaland ayaa sheegay in aysan raalli ka ahayn xildhibaannadaas. Musharraxa ayaa ku dooday in Xildhibaannada aysan ahayn kuwii ay soo xuleen Odayaasha […]

No Comments read more

Kuuriyada Koonfureed Oo Ciidan Usoo Direysa Somalia

Posted: August 13, 2019 at 7:54 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Koofurta Kuuriya ayaa ku dhawaaqday in ay Markab Ciidan iyo diyaarado dagaal wada u soo direyso biyaha SOomaaliya. Waxaa ay dowladda Kuuriya sheegtay in ciidankaas ay qeyb ka noqonayaan la dagaallanka burcad badeedda biyaha Soomaaliya ka jirta. Waxaa kale oo jira warar sheegaya in Markabkaasi uu qeyb ka yahay ciidamada Gacanka Hurmuz ee uu […]

No Comments read more

Korneel Caarre Oo Aqbalay Qaadashada Nabadda

Posted: August 12, 2019 at 8:06 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Waxgarad u kala dab qaadayay Xukumada Somaliland iyo Jabhada hubaysan ee uu hogaamiye Col Caare ayaa sheegay in ay guulo ka gaareen wada hadala labada dhinac ee ku aadan in la soo afjayo dagaalka ka dhexeeya. Suldaan Axmed Cismaan (Cadda-gude) oo ahaa guddoomiyaha oday dhaqameedkii dhex dhexaadinayey xukuumadda Somaliland iyo Col Caarre ayaa sheegay in […]

No Comments read more

Imaaraadka Oo Faarujiyey Garabka Maraykanka

Posted: August 12, 2019 at 8:05 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa isaga baxday qeyb ahaan taageeradii waallida ahayd ee ay u heyn jirtay dowladda Mareykanka. Waxaa ay dowladda Imaaraadka Carabta si toos ah uga hortimid bilihii ugu dambeeyay danaha Mareykanka ee Bariga dhexe. Tusaalaha ugu weyn waxaa ka mid ah doodda marinka Hurmuz ee Mareykanka iyo Iraan oo ay Imaaaraadku la safantahay […]

No Comments read more

Trump: Ilhaan Cumar iyo Rashida Taib Halaga Mamnuuca Israel

Posted: August 12, 2019 at 8:03 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maamulka Israel ka dalbaday in aysan Ilhaan Cumar iyo Rashida Taib qaabilin marka ay safarka ku tagayaan Israel iyo Falastiin. Sida uu qoray Wargeyska Axios  ee ka soo baxa Washington, Trump ayaa kula taliyay Netanyahu in labada Xildhibaan ee ku jira Baarlamaanka Mareykanka laga mamnuuco Israel. Waxaa uu sheegay in […]

No Comments read more

Looland Ka Dhex Bilowday Kenya Iyo Jabuuti

Posted: August 12, 2019 at 7:56 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Kenya ayaa xooga saareysa sidii ay dowladda Jabuuti uga faramaroojin lahayd kursi ka mid ah 15ka xubnood ee Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey. Kursigan oo u yaalla Waddamada bariga Afrika, ayaa waxaa ku loollamaya Kenya iyo Jabuuti,waxaana sharciyan ay tahay ugu dambeyn labada dal in ay isu deystaan oo isu tanaasulaan. Dowladda Kenya ayaa […]

No Comments read more

Kalluumeysato laga siidaayay Somaliya oo gaaray dalkooda Thailand

Posted: August 12, 2019 at 7:54 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Magaalada Bankok ee dalka Thailand waxaa gaaray 18 Kalluumeysato u dhashay dalkaas kuwaas oo shaqadooda Soomaaliya muran badan ka jiray. Dowladda Thailand ayaa sheegtay in muwaaddiniinteeda lagu addoonsado biyaha Soomaaliya islamarkaana aysan helin xaqa ay ku leeyihiin Hay’adda ay u shaqeynayeen. Raggan 18ka qof gaarayay ayaa u shaqeynayay Doon kalluumeysi oo lagu magacaabo Waddani 1 […]

No Comments read more