Rivaldo Iyo Aragtidiisa Xidigga Abaal-marinta Ballon d’Or 2019
Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Rivaldo ayaa shaaca ka qaaday xiddiga uu jeclaan lahaa in Sanadkan uu ku guuleysto abaal marinta Ballon d’Or, Rivaldo ayaa tilmaamay in kabtanka xulka qaranka Argantina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi uu u qalmo inuu ku guuleysto abaal marinta Ballon d’Or 2019. Lionel Messi ayaa ku guuldareystay […]
Maxaa Ka Jira In Real Madrid Xiiseeneyso Soo Xero Gelinta Neymar?
Wargeyska “AS” ee dalka Spain ayaa xaqiijiyay in maamulka Real Madrid uu hogaaminayo madaxweynaha kooxda Florentino Perez inaysan doonin inay la saxiixdaan Neymar Jr. Wargeysyada Isbaanishka ah ayaa Arbacadii waxay ka hadleen in Real Madrid ay markale dib u soo celisay xiisaheeda kaga aadan Neymar si ay kula dagaalanto kooxda Barcelona. Laakii Wargeyska “AS” ee […]
Madaxweynaha DFS Oo Helay Casumaadda Shirka Ruushka Iyo Africa
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhiggiisa dalka Ruushka Vladimir Putin ka helay martiqaad rasmi ah oo uu uga qeyb galayo shir madaxeedka Ruushk iyo dalalka Afrika oo 24-ka bisha Oktoobar ka dhici doona magaalada Sochi ee dalka Ruushka. Casuumaadda madaxweynaha waxaa soo gaarsiiyay danjiraha cusub ee Moosko dhawaan usoo magacawday Muqdisho Mikhail Golovanov. Shir madaxeedka […]
Musuqa Oo La Sheegay Inuu Ku Xooggan Yahay Africa
Hay’adda Transparency International , ayaa soo saartay warbixin sanadeed ku saabsan maalinta musuq maasuqa Caalamka,waxaana ay si gaar ah ugu eegtay Qaaradda Afrika. 47,000 oo qof oo Dadka ku nool 35 Dal oo ah Qaaradda Afrika ayaa lagu sameeyay sahan ku saabsan musuqa iyo sida ay ku helaan adeegyada dowladda sida Caafimaadka iyo waxbarashada. Ra’iyi […]
Maxaa Ka Jira Kulanka Madaxweyne Farmaajo Iyo Kenyatta?
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyay hadal heynta warbaahinta Saddexda dal ee Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya ee ku saabsan kulanka labada Madaxweyne. Wasiir Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in aysan jirin kulan u qorsheysan Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Kenya oo ka dhacaya Magaalada Adis ababa sida ay baahisay Warbaahinta. Axmed ayaa sheegay […]
Puntland Oo Dhaliisay RW Kheyre
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhaliil u jeedisay Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Maxamed C/Raxmaan Dhabana-cad ayaa waxaa uu sheegay in isaga iyo Wasiirro kale ay Garowe uga tageen sidii Ra’isalwasaaraha ugu soo dhaweyn lahaayeen Gaalkacyo qeybteeda Waqooyi. Waxaa uu sheegay in Ra’isalwasaaraha uu diiday soo dhaweyntooda islamarkaana ay dalbadeen in […]
Axmed Madoobe Iyo Safiirka Talyaaniga Ee Soomaaliya Oo Kulmay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Kulan la qaatay Safiirka Dowlada Talyaaniga ee Soomaaliya Ambassador Carlo Campalina. Kulankan waxaa Madaxweynaha ku wehelinayay xubno katirsan Golayaasha Maamulka waxaana diirada lagu saaray Xaalada Soomaaliya gaar ahaan Jubbaland waxaana Safiirku uu sheegay in ay rajaynayaan in wakhtiga lagu guda jiro Doorashooyinka Jubbaland in xaaladaha amaank iyo […]
Safiirka Ruushka Oo Warqadihiisa Aqoonsiga Ku Wareejiyey Madaxweyne Farmaajo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Ruushku u soo magacawday Soomaaliya. Danjiraha Ruushka Mudane Mikhail Golovanov oo Madaxweynaha soo gaarsiiyay salaan iyo farriin uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane Vladimir Putin ayaa hoosta ka xarriiqay in uu dadaal badan gelin doono xoojinta xiriirka labada […]
DFS Oo Shaacisay Waqtiga Ay Bixineyso Mushaarka Ciidanka Ahlu-sunna
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay billaabeyso bixinta Mushaarka Ciidamadii Ahlu Sunna ee ay dhawaan la wareegtay dowladda Soomaaliya. Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyte ayaa Magaalada Gaalkacyo ka sheegay in laga billaabo Bisha sideedaad ee sanadkan ay dowladda Federaalka ah bixineyso mushaarka Ciidamada Ahlu Sunna ee ku biiray dowladda. Waxaa uu xusay […]
Ayax Ka Tagay Yemen Oo Ku Wajahan Somaliland
Somaliland ayaa ka qaylo dhaamiyay Ayax ay sheegeen in uu kaga soo wajahan yahay xeebaha Dalka Yemen. Muqtaar Cabdiraxmaan Cilmi oo ah Madaxa Xafiiska kahor tagga Ayaxa iyo Cayayaanada xuduudaha isaga gudba ee Wasaaradda Beeraha Maamulka Somaliland ayaa dalbaday in laga gacansiiyo sidii looga hortagi lahaa si uusan ugu faafin deegaanka. Waxa uu sheegay in […]
Al-shabaab Oo Weerar Ku Ah Nairobi
Sirdoonka Dalka Kenya ayaa sheegay in AL-shabaab ay qorsheynayaan weerarro ay ka geystaan gudaha dalka Kenya. Weerarka ayaa la sheegayaa in Al-shabaab qaadayaan bilaha July iyo August midkood sida ay sheegeen sirdoonka Kenya oo sheegay in ay heleen xog dhinaca amaanka ah. Waxaa ay xogtooda ku sheegeen in AL-shabaab ay beegsanayaan goobaha dalxiiska oo ay […]
Xubno Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Lagu Toogtay Muqdisho
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay saddexda Nin oo loo heystay weerarkii lagu qaaday Hotelka Naasahablood 2 ee Magaalada Muqdisho. Saddexda Nin ee saaka Maxkamadda xukunta dilka ah ku fulisay ayaa kala ah; Farxaan Maxamed Samatar,C/naasir Dhaqane & Abshir Maxamed Xaaji. Raggan ayaa lagu eedeeyay in ay fuliyeen […]
Recent Comments