Newsletter subscribe
Archive

DFS Oo Lagu Wareejiyey Hub Iyo Gaadiid Dagaal

Posted: July 5, 2019 at 11:47 am   /   Arrimaha Siyaasada

Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo Maleeshiyaad ah ayaa lagu soo bandgigay Degmada Balanballe kuwaasi oo lagu wareejiyay Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida waxaana halkaa Ku Gudoomey Wasiiru dawlaha wasaaradda Gaashaandhigga Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Iyo Taliyaasha Ciidamada Qaranka. Ciidamadan ayaa si toosa ugu biiri doona kuwa xoogga dalka, waxaan dhawaan lagu bilaabi doonaa Diiwaan galin (DATA BASE) […]

No Comments read more

Xukuumadda Guinea Oo Yeelatay La-taliye Imaaraad Ah

Posted: July 5, 2019 at 11:40 am   /   Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Guinea Conakry Alpha Conde ayaa soosaaray go’aan uu Dr Cali Maxamed Khuuri oo u dhashay Imaaraadka ugu magacaabay xilka la taliyaha gaarka ah ee xukuumadda Guinea, go’anka Alpha waxa lagu sheegay in xukuumadda Conakry ay ka faa’iideysaneyso waaya-aragnimada Dr Cali Maxamed Khuuri oo ah la taliyaha golaha midnimada dhaqaalaha carabta sanadkii kaas oo 2018 […]

No Comments read more

Somaliland Oo Cadowad Cusub u Aragta Go’aankii DFS Ee Guinea

Posted: July 5, 2019 at 11:35 am   /   Arrimaha Siyaasada

Wasiirka arrimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa markii u horeysay ka hadlay go’aanka dowladda Soomaaliya ay xiriirka ugu jartay wadanka Guinea. Wasiir Faratoon waxa uu sheegay in go’aankan uu yahay mid khalad ah, isagoo is weydiiyay sababta ay Xukuumada Muqdisho talaabooyin uga qaadi weysay dhamaan dalalkii ay […]

No Comments read more

Al-shabaab Oo Toogatay Shan Ruux Kale

Posted: July 5, 2019 at 11:32 am   /   Arrimaha Siyaasada

Al-Shabaab ayaa gelinkii danbe ee shalay waxa ay fagaare ku yaala deegaanka  Salagle ee gobolka Jubbada dhexe ku toogatay 5 nin oo ay ku sheegtay iney wax basaasi jireen, kuwaasoo da’aadooda ay u dhexeysay 22 sano jir ilaa 37 sano jir. Sida Kooxdan shaacisay xubnaha la soo qabtay ee ay Shabaab dileen, laba kamid ah […]

No Comments read more

Dowladda Soomaaliya oo xiriirka u jartay dalka Guinea

Posted: July 4, 2019 at 5:27 pm   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Soomaaliya ayaa goordhow ku dhawaaqday in ay xiriirka u jartay  wadanka Guinea ee dhaca Galbeedka Qaarada Afrika, iyadoo go’aankan la sugayay Arbacadii shalay. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo goordhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, ayaa sheegaya in sababta ay go’aankan u qaatay ay tahay, iyadoo Guinea ay […]

No Comments read more

Xulka Gabdhaha Netherlands Oo Iska Xaadiriyey Final-ka Koobka Dumarka Adduunka

Posted: July 4, 2019 at 10:27 am   /   Featured, Sport

Xulka qaranka gabadhaha Netherlands ayaa taariikh cusub sameeyey kaddib markii ay xalay gaareen markoodii ugu horreysay taariikhda final-ka Koobka Adduunka dumarka. Xulka Netherlands ayaa xalay guul ka gaaray dhiggooda Sweden oo ay ciyaar kululi dhex martay. Kulankan oo ka tirsanaa afar dhammaadka Koobka Adduunka haweenka ayaa ahaa mid la isku daalay iyadoo 90-ka daqiiqo lagu […]

No Comments read more

Nin Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Lagu Qabtay Philippines

Posted: July 4, 2019 at 7:30 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Booliska Dalka Philippines ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Nin u dhashay Dalka Kenya hayeeshee ka mid ah Al-shabaab. Choclo Abdi Abdullah, ayaa laga qabtay Hotel ku yaalla Magaalada  Zambales oo ku taalla Waqooyiga Caasimadda Maniila. Kenya ayaa horay Ninkan ugu jartay warqad lagu soo xirayo,waxaana ay sheegtay in uu ku biiray Al-shabaab sanadkii […]

No Comments read more

Ururka Al-shabaab Oo Toogatay 5 Ruux

Posted: July 4, 2019 at 7:25 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Al-shabaab ayaa deegaanka Xagar ee gobolka Jubbada Hoose waxya ku toogteen Shan ruux oo ay sheegeen iney la shaqeynayeen DFS, Maraykanka iyo Kenya. Fagaare ku yaalla deegaankaasi ayeey isugu soo bixiyeen boqolaal dadweyne ah, waxaana ay dadkan ku xireen tiirar ay goobta ka mudeen kadibna waa ay toogteen. Sida warbaahinta lagu shaaciyey magacyada dadkan ayaa […]

No Comments read more

Xaaf Oo Doorashada Galmudug Ku Wareejiyey DFS

Posted: July 4, 2019 at 7:07 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle GeelleXaf, ayaa doorashada dowlad goboleedka Galmudug wuxuu ku wareejiyey dowladda dhexe. Qoraal uu soo saaray Xaaf, wuxuu ku sheegay in arrimaha dib u heshiinta iyo doorashooyinka u wakiishay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya. Waxa uu hadalkan ka dhigan yahay in qaban qaabada iyo abaabulka doorashada Galmudug mas’uul ay ka […]

No Comments read more

Xukun Lagu Riday Shaqsi Ka Tirsanaa Al-shabaab

Posted: July 4, 2019 at 6:55 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidanka Soomaaliya ayaa xabsi ciidan ku xukuntay Maxamed Cabdullahi Maxamed oo lagu eedeeyay in uu ka mid ahaa Al-shabaab. Maxamed ayaa ayey Makxamadda sheegtay in uu Al-shabaab ku biiray Bashiir August ee sanadkii 2018,waxaana gacanta lagu dhigay Bishii February ee sanadkan 2019ka. Ilaa sedax jeer ayuu sheegay in uu magaalada u  […]

No Comments read more

Beesha Caalamka oo taageertay wada xaajoodka ka socda Galmudug

Posted: July 3, 2019 at 8:16 pm   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay wada xaajoodka ka socda deegaanada Galmudug ee ay garwadeenka ka tahay Xukuumada Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay beesha Caalamka ayaa lagu soo jeediyay in halkooda ay ka sii socdaan wada xaajoodka la isugu keenayo dhinacyada Siyaasada ku kala irdhoobay, si loo gaaro natiijo wax tar leh. “Waan bogaadineynaa […]

No Comments read more

Ciidanka Kenya Oo Lagu Eedeeyay Ku Xadgudubka Shacabka NFD

Posted: July 3, 2019 at 8:36 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Mudanayaasha laga Soo doorto gobolk Waqooyi Bari kenya ayaa si kulul u cambaareeyey ciidamada Kenya ee ilaalada ka haya xudduuda u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya. Mudanayaashaan oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee VOA, ayaa sheegay in militariga Kenya ay dhibaato ba’an ku hayaan shacabka ku nool tuulooyin hoostaga magalada Gaarisa. Cabullaahi Maxamed budul oo […]

No Comments read more