Newsletter subscribe
Archive

Shir Looga Hadlayo Arrimaha Soomaaliya Oo Ka Dhacaya Caruusha

Posted: November 10, 2019 at 8:58 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Magaadalada Caruusha ee Dalka Tanzania waxaa dhawaan ku kulmaya Madaxweynayaasha Waddamada Bariga Afrika,waxaana ay ka doodayaan sidii xubinnimada Ururkaas loogu dari lahaa Soomaaliya. Waddamada Burundi, Uganda, Tanzania, iyo Kenya oo xubno ka ah Ururka ayaa horay shuruud ugu xiray xubinimada Soomaaliya markii ay codsatay,waxaana ka mid ahayd in Soomaaliya amaan noqoto, bixiso qaaraanka Ururka iyo […]

No Comments read more

Askari Mareykan ah laguna dilay Soomaaliya oo loogu magac darayo xarun caafimaad

Posted: November 9, 2019 at 7:40 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Xildhibaannada aqalka sare iyo aqalka hoose ee dalka Mareykanka ku matala Gobolka Arizona ayaa isku raacay in magaca laga beddelo xarunta caafimaadka ee lagu daweeyo halyeeyayada Mareykanka ee ku taalla Gobolka Arizona. Martha McSally, iyo R-Ariz oo ka tirsan Aqalka sare ee Mareykanka iyo Andy Biggs oo ka tirsan aqalka hoose ayaa saxiixay sharci magaca […]

No Comments read more

Sierra Leone Oo Xil Muhiim Ah Ka Qabatay AMISOM

Posted: November 9, 2019 at 7:38 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa magacaabay Taliyaha Booliska cusub ee AMISOM kaas oo shaqada billaabay Jimcihii shalay.War ka soo baxay Midowga Afrika ayaa xilka Taliyaha cusub ee Ciidanka AMISOM qeybtooda Booliska loogu magacaabay Augustine Magnus Kailie, oo ka soo jeeda dalka Sierra Leone. Francisco Madeira, oo ah Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u […]

No Comments read more

Kenya Oo Qarashaadkii Ka Jaratay Qareenno Wakiil Uga Ahaa Kiiska Badda

Posted: November 9, 2019 at 7:36 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Koox Qareenno ah oo ku doodayay in dowladda Kenya aysan sii wadin dacwadda Badda ee kala dhaxeysa Soomaaliya ayaa sheegay in shaqadoodii istaagtay. Waxaa ay sheegeen in miisaaniyaddii ay ku shaqeyn lahaayeen laga joojiyay sidaas darteedna kiiska in ay sii wadaan ay laftooda ku adkaatay. Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayey u gudbiyeen dacwad la […]

No Comments read more

Guddoomiyahii Baarlamaanka Puntland Iyo Ciidan Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Sanaag

Posted: November 9, 2019 at 7:18 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland Cabd Xakiin Dhoobo Daareed ayaa gaaray Magaalada Xingalool ee Gobolka Sanaag halkaas oo uu dib ugu laabtay maalin kaddib xilka qaadistiisii. Guddoomiye Dhoobo Daareed oo ka soo horjeestay xilka qaadistaas ayaa sheegay in uu sharci ku qabtay xilka sharcina uga tagayo islamarkaana natiijada codeyntii Khamiistii aysan ahayn mid […]

No Comments read more

DEG DEG: Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Posted: November 7, 2019 at 7:37 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Warar goor dhow nasoo gaaray ayaa waxay sheegayaan in xildhibaannada Puntland ay xilkii ka qaadeen guddoomiyahii baarlamaanka maamulkaasi, C/xakiin Dhoobo Daareed, kadib mooshin ay ka keeneen. 53 Mudane ayaa soo xaadirtay kulanka maanta, waxaana shir guddoominayey guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka Puntland. 49 Mudane ayaa u codeeyey in xafiiska uu baneeyo guddoomiye Dhoobo Daareed, […]

No Comments read more

Howlgal Ka Socda Degmada Afgooye Ee Shabellaha Hoose

Posted: November 7, 2019 at 7:16 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ciidamada dowladda FaderaalkaSoomaaliya ayaa howlgal ka sameeyay qeybo ka mid ah degmada Afgooye waxaa ay ku soo qab qabteen dad u badnaa dhalinyaro kaddib dilkii guddoomiye ku-xigeenkii Arrimaha Bulshada gobolka Shabeellaha Hoose Dadka lagu qab qabtay howlgalkan ayeey ciidamadu isugu geeyeen saldhiga Booliiska degmada oo la sheegay in lagu kala saarayay dadka la soo qab […]

No Comments read more

Kenya iyo Uganda oo ku heshiiyay in ay wadaagaan Jasiirad ay ku muransanyihiin

Posted: November 7, 2019 at 7:15 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladaha Kenya iyo Uganda ayaa isku afgartay in ay wadaan Jasiiradda Migingo ee ay milkiyaddeeda sheegtaan labada dal. Ciidamada Uganda ayaa gacanta ku haya jasiiraddan,waxaana ay u diidi jireen Kallumeysatada Kenyaanka ah in ay u dhawaadaan. Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Monica Juma ayaa sheegtay in dowladaha Kenya iyo Uganda ay kala saxiixdeen is afgarad ay […]

No Comments read more

Siyaasiyiinta Soomaalida Kenya Oo Dacwad Ah

Posted: November 7, 2019 at 7:13 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Siyaasiyiinta Soomaalida Kenya ku matala Dowladda ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan natiijada tirakoob dhawaan natiijadiisa la shaaciyay oo la qaaday Bishii August ee sanadkan. Adam Barre Ducaale oo ah hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa sheegay in siyaasiyiinta SOomaalida ah ay kulmeen iskuna raaceen in ay maxkamad u gudbiyaan natiijadaas oo ay sheegeen […]

No Comments read more

Maxay Puntland Ka Tiri Dagaalkii Ka Dhacay Garoowe?

Posted: November 7, 2019 at 7:11 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Taliska Booliska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka hadlay is rasaaseyn xalay fiidkii ka dhacday Magaalada Garowe oo sababtay dhimashada afar qof iyo dhaawac tiro kale. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay Ilaalada xarunta Baarlamaanka Puntland iyo Ciiidan kale oo doonayay in ay xaruntaas kala wareegaan. Taliyaha Booliska Puntland Jeneraal Muxiyaddiin Axmed Muuse ayaa sheegay in dagaalkaas uu […]

No Comments read more

Maxkamadda Ciidanka oo xukun ku ridday 9 qof

Posted: November 5, 2019 at 8:22 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku ridday sagaal qof oo lagu eedeeyay in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab. Axmed Cabduqaadir Axmed Xuseen (Khadiira), Farxaan Faarax Maxamuud Fiidow (Fiildher), Cabdiraxmaan Nuur Maxamed Jimcaale (Maanka), Saafi Ciise Aweys Arwaax, Yaasiin Maxamed Axmed Abtidoon (Ejey), CabdiShakuur Cali Maxamuud (Shakra), Farxaan Aadan Yuusuf Wehliye […]

No Comments read more

Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Hor Leh

Posted: November 5, 2019 at 8:14 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii la soo dhaafay Fatahaad ka sameeyay tuulooyin hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Fatahaadda ayaa saameysay dhul beereed gaara ilaa 12,000 oo Hectar,waxaana sidoo kale barakac ku dhow dadka beerahaasi lahaa. Tuulooyinka ay  saameeysay fatahaadda waxaa ka mid ah Xawadleey, jameeco misro ,Farbarako, Muku Dhere, Raqayle iyo Daymosame oo dhamaantood […]

No Comments read more