Xulashada Tafatiraha, Featured
DFS Oo Magacawday Guddiga Qaban-qaabada Dib u Heshiisiinta Galmudug

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magacawday Guddiga qaban qaabada shirweynaha dib u heshiisiinta Maamulka Galmudug.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka arrimaha gudaha,Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu magacaabay Guddiga qaban qaabashada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug.
Guddiga uu magacaabay Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa lagu saleeyay sida la sheegay nidaamka awoodqeybsiga dalka ee 4.5.
Recent Comments