Featured, Arrimaha Siyaasada
Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka Oo Maanta La Magacaabay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman ayaan Magacaabay Guddi ku-meelgaar ah oo soo Diyaarin doona Sharciga Doorashooyinka Qaranka.
Godigaan oo ka kooban 15 Xildhibaan oo ku meel gaar ah ayaa loo Saaray dadajinta sharciga doorashooyinka Qaran,waxaa sidoo kale Xildhibaanadda Golaha shacabka loogu qaabay in ay ka taageen wixii tasiilaad ah oo looga baahdo.
Recent Comments