Featured, Arrimaha Siyaasada
Xisbiga Himilo Qaran oo ka hadlay xayiraaddii la saaray Sheekh Shariif

isbiga uu hoggaamiyo Sheekh Shariif ee Himilo Qaran ayaa waxaa uu war-saxaafadeed ka soo saaray xayiraaddii shalay lagu sameeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya.
War-saxaafadeedka Xisbiga Himilo Qaran ayaa cambaareeyay go’aanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ku hor istaagtay Sheekh Shariif.
Hisbiga ayaa war-saxaafadeedkiisa u dhignaa.

Recent Comments