Newsletter subscribe
August 2019

Kheyre Oo Furaya Shirka Dib u Heshiisiinta Galmudug

Posted: August 26, 2019 at 6:19 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in uu tago Magalaada DHuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Safarka Kheyre ayaa la xiriira furitaanka shirka dib u heshiinta Maamul Goboleedka Galmudug oo lagu wado in uu dhawaan ka furmo Magaaladaasi. Wafddi horudhac u ah Ra’iisul wasaaraha ayaa shalay gaaray Magaalada DHuusamareeb,waxaana ay diyaarinayaan […]

No Comments read more

DFS Oo Ciidan Ka Dejisay Dhuusamareeb

Posted: August 25, 2019 at 6:27 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaaladda Dhuusamareeb Caasimada Maamulka Galmudug waxaa saakay gaaray Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo laga qaaday Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Ciidamo ka Tirsan Policeka Gaarka ah ee Soomaaliya watay Laba diyaaradood Ayaa lagu Soo Kordhiyay Ciidamada Ilaalinaya Amaanka Garoonka Diyaaradaha ee Dhuusamareeb Sida ay sheegeen howl wadeenada Garoonka Dhuusamareeb. […]

No Comments read more

Xaaf Oo Xil Ka Qaadis Samaayey

Posted: August 25, 2019 at 6:26 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha dowlad  Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiirka Qorsheynta Galmudug. Xaaf ayaa wareegta uu xilka oga qaaday Wasiirka qorsheynta ku sheegay in uu shaqada Wasaaradda sii wadayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda qorsheynta Galmudug C/Raxmaan Maxamed Cismaan.

No Comments read more

Halkuu Ku Dambeeyey Shirkii Ka Furmayey Dhuusamareeb?

Posted: August 25, 2019 at 6:24 am   /   Uncategorized

Gudoomiyaha Guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiinta beelaha Galmudug Dr Cabdiraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow ayaa sheegay in uu meel gabangabo ah marayo shirka did u heshiinta beelaha Galmudug. Dr Cabdiraxaan Baadiyow ayaa sheegay in shirka dib u heshiinta beelaha Galmudug oo ay horkacayaan Hogaanka dhaqanka ee Galmudug, sidoo kale ay ka qayb qaadanayaan qaybaha […]

No Comments read more

SarkaalMuhiim u Ahaa Al-shabaab Oo La Dilay

Posted: August 25, 2019 at 6:23 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka ka imanaya Gobolka Sabeellaha hoose ayaa sheegaya in Ciidamada gaarka ah ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Mareykan ah ay howlgal gaar ah ka fuliyeen Gobolka Shabeellaha hoose. Saraakiisha howlgalkaasi qeyb ka fulisay ayaa waxaa ay Warbaahinta ku hadashay afka Ciidamada dowladda Soomaaliya u sheegeen in howlgalka oo ka dhacay Sablaale ay […]

No Comments read more

Saraakiil Sheegay Iney Daacad u Yihiin Ahlu-sunna

Posted: August 25, 2019 at 6:21 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Saraakiishii iyo Ciidankii Maamulka Ahlu Sunna ee dhawaan lagu biiriyay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay u hoggaansamayaan Sheekh Shaakir. Shir ay ku qabteen dhuusamareeb waxaa ay ku sheegeen in ay Dowladda dhexe uga fadhiyaan in ay fuliso heshiiskii ay la galeen Ahlu Sunna haddii kalena ay iyaguna dib uga fiirsanayaan ka […]

No Comments read more

Uganda: Ciidankeenna Jooga Somalia Waxaa Ka Maqan $14.2 Milyan

Posted: August 24, 2019 at 8:54 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Warbaahinta dalka Uganda ayaa sheegtay in Ciidankooda jooga Soomaaliya ay ka maqantahay lacag gaareysa $14.2 Milyan oo doollarka Mareykanka ah. Lacagtaas ayaa lagu sheegay in ay tahay mushaarka 7 bilood oo aan la bixin, Wargeyska New Vision ee ka soo baxa Dalka Uganda ayaa baahiyay warbixintan waxaana uu sheegay in Ciidamada aysan mushaarkooda helin 7 […]

No Comments read more

Midowga Africa Oo Somalia Cadaadinaya

Posted: August 24, 2019 at 8:51 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ururka Midowga Afrika ayaa dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ku cadaadinaya sidii kiiska Badda ee yaalla Mxkamadda ICJ una dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya loogu dhameyn lahaa Magaalada Adis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya. Guddi ka mid ah Midowga Afrika ayaa warqad casuumaad ah u soo diray Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya kuwaas oo sheegayay in […]

No Comments read more

OIC Oo Taageero u Muujiyey Jabuuti

Posted: August 24, 2019 at 8:46 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa u ballanqaaday dowladda Jabuuti in ay ku taageeri doonaan kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey. War uu soo saaray Ururka waxaa uu Waddamada Islaamka ah ee xubnaha ka ah Ururuka kaga codsaday in ay garab istaagaan dowladda Jabuuti oo tartan ugu jirta Kursiga aan joogtada […]

No Comments read more

Canada Oo Hakisay Tarxiilka Muwaadin Somali Ah

Posted: August 24, 2019 at 8:45 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Canada ayaa oggolaatay in aysan dib u celin Muwaaddin Soomaali ah oo isaga oo da’ yar galay dalka Canada hayeeshee aan waligii helin deganaansho rasmi ah. Cabdullahi Cilmi oo 34 jir ah ayey dowladda Canada qorsheysay in Isniinta soo socota dib loogu celiyo Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada hoose. Hayeeshee codsi shalay oo Jimco […]

No Comments read more

Khilaaf Ka Dhex-dhashay Ahlu-sunna

Posted: August 24, 2019 at 8:41 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Wasiirka wasaaradda dib u heshiisiinta iyo Federaalka Galmudug Saalax Cabdullaahi Maxamed (Saalax Boostaale) oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Dhuusamareeb ayaa kahor yimid war kasoo baxay Wasiirka arrimaha gudaha ee Galmudug. Wasiir Saalax ayaa beeniyay hadalkii uu warbaahinta siiyay Wasiirka Arrimaha Galmudug oo uu ku sheegay in golaha wasiirada ay walaac ka muujiyeen Ergo beeleed ka […]

No Comments read more

Maxkamadda sare ee Puntland oo dil ku xukuntay raggii loo heystay dilka iyo kufsiga Caaisha

Posted: August 22, 2019 at 9:17 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Maxkamadda sare ee Maamulka Puntland ayaa maanta go’aan kama dambeys ah ka gaartay kiiskii la xiriiray Caasha Ilyaas Aadan oo Bishii February ee sanadkan lagu dilay magaalaada Gaalkacyo. Ragga dilka lagu xukumay oo saddex ah ayaa waxaa ay xukunna noocan ah kala kulmeen Maxkamadaha darajada 1aad iyo racfaanka Puntland, waxaana ay ka qaateen racfaan. Maxkamadda […]

No Comments read more