Ciidanka DFS Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Cusub
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaarka u tababaran ee DANAB ayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan & howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab waxa ay ka wadaan tuulooyin hoos yimaada degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose . Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya ayaa saaka gudaha u galay deegaanka Malable ee hoostaga degmada Aw-dheegle ee gobolkaasi,halkaas oo […]
Somaliland oo xarig ugu hanjabtay Taliyaha Ciidankeeda ee Gobolka Sool
Taliyaha Ciidanka Milatariga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani ayaa amar ku bixiyay in la xiro Taliyaha Guutada 31aad ee Ciidanka Somaliland. Taani ayaa amray in Magaalada Hargeysa lagu xiro Ismaaciil Faraax Cawaale (Doolaal) oo ah Taliyaha Ciidanka Somaliland ee Gobolka Sool. Taliye Taani ayaa waxaa uu sidoo kale xilka qaadis ugu hanjabay Taliye Doolaal, iyada oo […]
Musharraxiinta Jubbaland Oo Shuruud Ku Xiray Ka Qeybgalka Doorashada
Musharrixiinta u tartamaya xilka doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland ayaa shuruud ku xiray ka qeybgalka doorashada dhaceysa 24ka bishan. Musharrixiinta oo shalay la kulmay wafdi ka socday Urur Goboleedka IGAD ayaa sheegay in doorashada ay ka qeybgelayaan marka Axmed Madoobe ogolaado shuruudaha ay wataan sidoo kalena uu aqbalo isbeddel lagu sameeyo Guddiga doorashada. Qodobada ay […]
Al-shabaab Oo Baay Kusoo Bandhigay Ergooyinkii Jubbaland Iyo K/galbeed
Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa 100 ka mid ah Ergooyinkii soo doortay Xildhibaanada labada aqal ee Soomaaliya ku soo bandhigay degaanka Buulo Fulaay ee Gobolka Baay. Goobta lagu soo bandigayay Odayaasha ayey AL-shabaab sheegeen in loogu soo gaba gabeeyay Siminaar muddo u socday Odayaasha Maamullada Koofur Galbeed iyo Jubaland. Al-shabaab ayaa ku sheegtay Odayaasha lagu soo […]
Kenya Oo Difaaceysa Axmed Madoobe
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in siyaasiga kaliya ee ay ka aaminsantahay Siyaasiyiinta Soomaalida ay difaaci doonto xilliga adag ee uu hadda ku jiro. Wargeyska Hivisasa ee ka soo baxa Dalka Kenya oo soo xiganaya Afhayeenka Ciidanka Kenya Paul Njuguna, ayaa sheegay in Ciidamada Kenya aysan ka bixi doonin Kismaayo ama meel ka mid ah Jubaland. […]
Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Xukuntay Muwaadin Ingiriis Ah
Maxkamadda Gobolka Banaadir Ayaa maata markale u fariisatay dhagaysiga Dacwad Nin u dhashay dalka Ingiriiska oo loo haystay qalqal gelinta Amniga Garoonka Caalamiga ah Aadan Cabdulle Cismaan (Cadde). Maxkamadda Gobolka Banaadir oo billowday dhageysiga dacwad ka dhan ah muwaadin u dhashay Dalka Ingiriiska oo loo haysto qalqal gelinta amniga Garoonka Aadan Cadde. Maxakamada Gobolka Banaadir […]
Jubbaland Oo Aqbashay In Doorashada Lagu Qabto Xarunta UN Ee Kismaayo
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa ugu dambeyn ogolaaday in doorashada Madaxtinimada Jubaland lagu qabto xarunta Qaramada Midoobey ee Magaalada Kismaayo. Kulan shalay dhexmaray Axmed Madoobe iyo Taliyaha Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya ayaa Axmed ku ogolaaday in amniga doorashada ay sugaan Booliska AMISOM iyo kuwa Jubaland sidoo kalena doorashada ka […]
Ciidanka Xoogga Dalka OO Saldhig Weyn Ka Sameysanaya Baardheere
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ay ka sameyneyso Talis cusub oo lagu doonayo in uu qorsheeyo islamarkaana fuliyo howlgallada lagu doonayo in AL-shabaab looga saaro Gobolka Jubada dhexe. Taliyaha Guutada 10aad ee Ciidanka Dowladda Soomaaliya Maxamed Caddow Cali, oo tagay Magaalada Baardheere ayaa sheegay in ay […]
Galmudug: “Odayaasha Shabaab Aaday Shaki La’aan Iyaga Ayey Noola Midyihiin”
Maamul Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadayaan Odayaasha dhaqanka degaannada Galmudug ee dhawaan iska diiwaangeliyay meelaha ay ka taliyaan Al-shabaab. Taliyaha Qeybta Booliska Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Cali Gadaar ayaa sheegay in ay ka warqabaan Odayaashaas. Waxaa uu Taliyaha ku hanjabay in ay tallaabo ka qaadayaan Odayaashaas oo uu […]
Wejiga Labaad Ee Shirka Hobyo Oo Maanta Furmaya
Wararka Maandeeq ay ka heleyso Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug waxa ay sheegayaan in ay maanta wajiga labaad uu galayo shir u socda Odoyaal dhaqameed kasoo jeeda Galmudug. Dhinacyada ka qaybgalaya shirka waxa ay kaga wada hadlayaan sidii ay xal looga gaari lahaa tabashooyin dadka qaar ay kala tirsanayaan. Xildhibaanno iyo senataro katirsan Baarlamaanka Federaalka […]
Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Dil Ah Fulisay
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay labo xubnood oo ka mid ahaa AL-shabaab kuwaas oo lagu soo eedeeyay weerarro kala duwan oo ay geysteen Magaalada Muqdisho. Labada Nin oo dhowr jeer ka soo muuqday Warbaahinta dowladda ayaa lagu kala magacaabaa Canshuur Cismaan Abuukar iyo Maxamed Cali Barroow,kuwaas […]
Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Axmed Madoobe Iyo IGAD?
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in xalay ay is arkeen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cali Guyo. Fadhiga labadaan mas’uul waxa ay kaga wada hadleen arrimaha Doorashada Jubbaland iyo Cabashada Musharixiinta intooda badan kasoo yeertay. Wararku waxa ay […]
Recent Comments