Newsletter subscribe
November 2019

Maxkamadda Ciidanka oo xukun ku ridday raggii loo heystay weerarkii Guriceel

Posted: November 24, 2019 at 10:05 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku ridday laba Nin oo loo heysto in ay xubno ka yihiin Al-shabaab. Labada Nin oo Maxkamadda ay kiiskooda shalay dhegeysatay ayaa waxaa lagu xukumay Xabsi daa’in,waxaana lagu eedeeyay in ay galeen Dambiga lagu eedeeyay. Maxamuud Cabdi C/Raxmaan iyo Cali Dhubbad Nuurre Siyaad ayaa waxaa ay […]

No Comments read more

Baarlamaanka Somaliland oo mudadii loo kordhiyey

Posted: November 24, 2019 at 10:04 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Golaha Guurtiga Somaliland ayaa waxaa ay muddo kordhin u sameeyeen Golaha Wakiillada maamulkaas. Golaha Guurtida ayaa kulan ay ku yeesheen Xaruntooda Hargeysa waxaa ay muddo 2 Sano oo kororsi ah siiyeen Golaha wakiillada ee Somaliland. 71 Mudane oo ka mid ah Golaha Guurtida ayaa 70 ka mid ah u codeeyeen in laba Sano loo kordhiyo […]

No Comments read more

Turkiga oo sheegay in 250 Tan uu ka qeybiyay gudaha Soomaaliya

Posted: November 24, 2019 at 10:03 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in tan iyo billowgii Fatahaadaha Wabiyada Jubba iyo Shabeelle uu dalka ka qeybiyay 250 Tan oo gargaar ah sida lagu sheegay warbixin dowladdu u qeybisay Warbaahinta Turkiga. Hay’adaha gargaarka Turkiga ee kala ah  (AFAD), Bisha cas ee Turkiga iyo  Diyanet, ayaa sheegay in ay qeybiyeen 250 tan oo samafal ah una […]

No Comments read more

Qoyska Almaas Elman oo codsaday in baarista lagu daro dowladda Canada

Posted: November 24, 2019 at 9:53 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Qoyska Almaas Elman oo Arbacadii  lagu dilay xerada xalane ee Magaalada Muqdisho ayaa soo jeediyay in baarista ku socota dilka Gabadhooda lagu daro dowladda Canada. Qoyska ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in la joojiyo wararka badan ee lagu baahinayo Warbaahinta Bulshada iyo kuwa aan la hubin ee laga qorayo geerida […]

No Comments read more

Waraabe “Muuse Wuu Madax Adagyahay”

Posted: November 23, 2019 at 8:31 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa rajo xumo ka muujiyay in guul laga gaaro khilaafka ka dhashay Guddiga doorashooyinka ee u dhaxeeya Xisbiga Waddani iyo Xukuumadda Kulmiye. Faysal Cali Waraabe oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa maanta ayaa sheegay in Guddigoodii isu xilqaamay in xaaladda la dajiyo ay ka quusteen Muuse […]

No Comments read more

Booliska Garowe oo soo bandhigay waxyaabo maanka dooriya

Posted: November 23, 2019 at 8:24 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Booliska Magaalada Garowe ee Xarunta dowlad Goboleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay Maandooriye Qamri u badan iyo agabka dagaalka. Booliska Gobolka Nugaal ayaa sheegay in howlgalka ay ka fuliyeen xaafadaha kala duwan  Garowe ay ku soo qab qabteen DHalliyaro, waxyaabaha Maanka Dooriya, Middiiyo  iyo Biro kale. Saraakiisha Booliska ayaa sheegay in dhallinyarada ay yihiin kuwa […]

No Comments read more

Dibadbax Ka Socda Muqdisho

Posted: November 23, 2019 at 8:19 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Wadayaasha Gaadiidka Dadweynaha ee loo yaqaan BL-ka ayaa waxaa ay saaka banaanbaxyo ka dhigeen qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. Banaanbaxan ayaa ka dhashay lacago dheeraad ah oo ay dowladdu saartay Gaadiidleyda iyada oo wali ay ka xiranyihiin Waddooyinka Muqdisho. Gadiidleyda ayaa sheegaya in lacag ku dhow laba Doollar dusha laga saaray subax walba islamarkaana […]

No Comments read more

China: Soomaaliya Halaga Caawiyo Dowladnimada

Posted: November 23, 2019 at 8:18 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda China ayaa ku baaqday in Caalamka Soomaaliya ka taageero dowladnimada islamarkaana la tayeeyo hay’adaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Ku xigeenka Wakiilka joogtada ah ee China u fadhiya Qaramada Midoobey Wu Haitao, ayaa sheegay in Soomaaliya ay hadda ugu baahi badan tahay Caalamka islamarkaana wax weyn ugu taallo taageeradooda dhinaca dowlad wanaagga. Waxaa kale […]

No Comments read more

Uganda oo Midowga Yurub uga digtay dhimista Ciidanka AMISOM

Posted: November 21, 2019 at 9:21 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Uganda ayaa Midowga Yurub uga digtay qorshaha dhimista Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya iyada oo aan xaqiiqo rasmi ah laga heyn xaaladda Soomaaliya. Hadalka Dowladda Uganda ka soo baxay ayaa yimid kaddib markii Dalka Uganda ay booqatay ku xigeenka Howlgalka Midowga Yurub ee Uganda Anna Merrifield iyo wafdi la socday. Mrs Anna ayaa ballanqaadday in […]

No Comments read more

Human Rights Maxay Ka Tiri Dhimashadii Almaas

Posted: November 21, 2019 at 9:18 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada, Warbiximaha Gaarka Ah

Hay’ada Caalamiga ah ee u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch, ayaa war toogasho xeradda Xalane loogu geystay Xoghayihii hore ee Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya Almaas Elman. Laetitia Bader oo ah  cilmi-baarre sarre oo ka tirsan hay’adda caalimaga ah Human Rights Watch, ayaa qoraal ay soo dhigtay Twitter-keeda ku sheegtay in ay ka […]

No Comments read more

Maxkamadda CQS Oo Xukun Dil Ah Ridday

Posted: November 21, 2019 at 9:14 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku ridday Cabdullahi Cali Aadan oo ka tirsan Al-shabaab sida ay Maxkamaddu sheegtay kaas oo qeyb ka ahaa weerar sanadkii hore lagu qaaday Xarun uu Sheekh C/Wali Cilmi yare ku lahaa Magaalada Gaalkacyo. Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya  Xasan Cali […]

No Comments read more

Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Uhuru oo aan dhaqangelin

Posted: November 21, 2019 at 9:11 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa wali dhaqangelin kaas oo la xiriira duulimaadka diyaaradaha. Qodobada ay ku heshiiyeen labada Madaxweyne si loo soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed waxaa ka mid ahaa in muddo todobaad gudaheed ah diyaaradaha Muqdisho iyo Nairobi ay noqdaan kuwo toos isaga kala goosha […]

No Comments read more