Newsletter subscribe
Archive

Axmed Madoobe Oo Wadahadal Ugu Baaqay DFS

Posted: October 15, 2019 at 6:36 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa uu munaasibad sagootin ah u qabtay martidii uu ku casuumay xafladdii caleemasaarkiisa ee ka dhacday magaalada Kismaayo. Axmed oo khudbad uu halkaas ka jeediyay kaga hadlay dhinacyo kala duwan ayaa xoogga ku saaray khilaafka dowladda dhexe iyo dowlad Goboleedyada, dagaalka AL-shabaab iyo sida looga gudbi karo […]

No Comments read more

Mareykanka oo Ciidan cusub u soo diraya Soomaaliya

Posted: October 14, 2019 at 7:35 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Mareykanka ayaa diyaarisay ciidan cusub oo ka socda dalkaas loona soo dirayo Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan dagaalka ka dhanka ah AL-shabaab. Ciidanka Mareykanka ee ku soo wajahan Soomaaliya ayaa laga soo sagootiyay Saldhigga Gobolka Oregon  ee dalka Mareykanka. Waxaa ay Ciidamadan tiradooda gaareysaa ilaa 450 Askari oo ka mid noqonaya Ciidamada Mareykanka […]

No Comments read more

Sarkaal ka goostay Al-shabaab oo lagu dilay Kismaayo

Posted: October 14, 2019 at 7:23 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee dowlad Goboleedka Jubaland ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay sarkaal hore uga tirsanaa Al-shabaab. Ninka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Cumar Yaqiinudiin,waxaana uu ahaa sarkaal ka tirsan xafiiska dacwada Al-shabaab. Sanad ka hor ayuu ka goostay AL-shabab,waxaana uu ku noolaa Magaalada Kismaayo, xilligii […]

No Comments read more

Guddoomiye Xigeenkii Amniga Sh/dhexe Oo La Dilay

Posted: October 14, 2019 at 7:20 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Weerar Bambaano ahaa oo xalay lagu qaaday Guriga uu Magaalada Jowhar ka degganaa Guddoomiye ku xigeenka Amniga shabeellaha dhexe ayaa sababay dhimashadiisa. Muxumed Abdi Sugaal ayaa waxaa xilli uu ku sugnaa Gurigiisa lagu tuuray Bam Gacmeed kaas oo sababay in uu halkaas ku geeriyoodo. Waxaa sidoo kale la sheegayaa in weerarka uu ku dhintay wiil […]

No Comments read more

Al-shabaab Oo Ka Hadlay Weerarkii Xerada Xalane

Posted: October 14, 2019 at 7:16 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa war ka soo saaray weerar shalay duhurnimadii ay ku qaadeen xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho. Al-shabaab waxaa ay sheegteen in weerarkaas ay ku dileen lix qof oo labo ka mid ah ay ahaayeen ajaanib caddaan ah,waxaana ay intaas ku dareen in shan qof oo kale ay ku dhaawacmeen. Waxaa kale oo […]

No Comments read more

Waddooyinka Muqdisho Oo Loo Xiray Xuska 14 October

Posted: October 14, 2019 at 7:05 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Waddada Muhiimka ah ee Maka Al-Mukarrama ayaa waxaa ay maanta guud ahaan u xirantahay xuska Qaraxii Soobe ee dhacay labo Sano ka hor. Gaadiidka ka imanaya Madiina iyo Afgooye ayaa waxaa ay ku kala egyihiin Isgoysyada Danwadaagta iyo Seybiyaano ee Degmooyinka Wadajir iyo Hodon. Dadweynaha ka kala imanaya labadaas waddo ee u shaqo tagaya gudaha […]

No Comments read more

Somaliya oo lumisay fursad ay ku qaban kartay xilka xogyahaya fulinta IGAD

Posted: October 13, 2019 at 7:51 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada, Warbiximaha Gaarka Ah

Waddamada ku jira Urur Goboleedka IGAD ayaa dhawaan kulan ku yeeshay Magaalada Adis ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya. Kulanka Madaxweynayaasha IGAD waxaa looga hadlayay halka lagu qabanayo kulanka xiga ee IGAD, cidda la wareegeysa shirguddoonka iyo goorta lagu wareejinayo. Guddoomiyaha IGAD waxaa hadda ah Ra’isalwasaaraha Dalka Itoobiya Abiye Axmed waxaama kulankii Adis ababa la isku […]

No Comments read more

Waa kuma Dhaqtarka Mareykanka ku caawiyey dilkii Bin Laadin?

Posted: October 13, 2019 at 7:49 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dr Shakil Afridi oo u dhashay Bakistaan ahaana dhaqtarka CIA-da Marekanka ku caawiyey helidda dhismaha uu deganaa hoggaamiyihii Al Qaacidda Osmana Bin Laden ayaa qaatay Racfaan kadhan ah xukun kudhacay, waana markii Koowaad ee ay Maxkamaddu si furan uga doodeyso arrinta Dr Shakil Afridi. Kiiska Dhaqtarkan ayay muddeysay Maxkamddu illaa 22-Oktober-2019 iyada oo la raaciyo […]

No Comments read more

Somaliya iyo Qadar oo diiday Bayaan ka soo baxay Jaamacadda Carabta

Posted: October 13, 2019 at 7:46 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Waddamada Soomaaliya iyo Qadar ayaa iska diiday Bayaan ka soo baxay Jaamacadda Carabta oo ka dhan ah Dowladda Turkiga. Bayaankan ayey Waddamada Jaamacadda Carabta waxaa ay ku cambaareeyeen weerarka Ciidamada Turkiga ay ku galeen dalka Syria ee ka tirsan Ururka Jaamacadda Carabta. Labada dal ee Soomaaliya iyo Qadar ayaa diiday in ay qeyb ka noqdaan […]

No Comments read more

Saraakiil Kenyaan ah oo lagu laayay Libooyo

Posted: October 13, 2019 at 7:43 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ugu yaraan 11 ka mid ah saraakiisha Booliska Dalka Kenya ayaa lagu dilay weerar Miino ahaa oo ka dhacay duleedka degaanka Libooyo ee sohdinta Soomaaliya iyo Gobolka Soomaalida ee ay Kenya Maamusho. Qarax Miino oo ka geliyay Jidka dhinaciisa ayaa la kacday Kolonyo Ciidamada Kenya ah oo marayay Waddada Dhamajaale oo banaanka ka ah Libooyo. […]

No Comments read more

Adan Barre Ducaale oo ka dagay Kismaayo

Posted: October 12, 2019 at 8:13 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Dalka Kenya Adam Barre Ducaale iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka socda Dalka Kenya ayaa goordhow tagay Magaalada Kismaayo. Lama xaqiijin in Adam iyo wfadigiisa ayideen go’aankii dowladda Soomaaliya ee diyaaradaha ka imanaya Kenya ku soo mareen Muqdisho. Isaga oo dadka si kooban ula hadlay Adam Barre Ducaale waxaa uu sheegay in […]

No Comments read more

Maxaa mideeya madaxda ka qaybgeleysa caleema-saarka Madobe?

Posted: October 12, 2019 at 8:10 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Laba madaxweyne oo kamid ah madaxweyneyaashii soo maray talada Soomaaliya, laba madaxweyne dowlad-goboleed oo xilka kategey, madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland, guddoomiye kuxigeenka 1aad ee aqalka sare, xildhibaano katirsan labada aqal ee Baarlamaanka  iyo madaxda xisbiyada mucaaradka qaarkood ayaa kamid ah siyaasiyiinta kaqaybgeleysa caleema-saarka madaxweynaha doorashadiisa lagu muransan yahay Axmed Maxamed Islaam oo laga soo billaabo 2013 […]

No Comments read more