Newsletter subscribe
Archive

Musharraxiinta Jubbaland Oo Shuruud Ku Xiray Ka Qeybgalka Doorashada

Posted: August 7, 2019 at 5:50 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Musharrixiinta u tartamaya xilka doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland ayaa shuruud ku xiray ka qeybgalka doorashada dhaceysa 24ka bishan. Musharrixiinta oo shalay la kulmay wafdi ka socday Urur Goboleedka IGAD ayaa sheegay in doorashada ay ka qeybgelayaan marka Axmed Madoobe ogolaado shuruudaha ay wataan sidoo kalena uu aqbalo isbeddel lagu sameeyo Guddiga doorashada. Qodobada ay […]

No Comments read more

Al-shabaab Oo Baay Kusoo Bandhigay Ergooyinkii Jubbaland Iyo K/galbeed

Posted: August 7, 2019 at 5:47 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa 100 ka mid ah Ergooyinkii soo doortay Xildhibaanada labada aqal ee Soomaaliya ku soo bandhigay degaanka Buulo Fulaay ee Gobolka Baay. Goobta lagu soo bandigayay Odayaasha ayey AL-shabaab sheegeen in loogu soo gaba gabeeyay Siminaar muddo u socday Odayaasha Maamullada Koofur Galbeed iyo Jubaland. Al-shabaab ayaa ku sheegtay Odayaasha lagu soo […]

No Comments read more

Kenya Oo Difaaceysa Axmed Madoobe

Posted: August 6, 2019 at 10:24 am   /   Featured, Warbiximaha Gaarka Ah

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in siyaasiga kaliya ee ay ka aaminsantahay Siyaasiyiinta Soomaalida ay difaaci doonto xilliga adag ee uu hadda ku jiro. Wargeyska Hivisasa ee ka soo baxa Dalka Kenya oo soo xiganaya Afhayeenka Ciidanka Kenya Paul Njuguna, ayaa sheegay in Ciidamada Kenya aysan ka bixi doonin Kismaayo ama meel ka mid ah Jubaland. […]

No Comments read more

Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Xukuntay Muwaadin Ingiriis Ah

Posted: August 6, 2019 at 10:21 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Maxkamadda Gobolka Banaadir Ayaa maata markale u fariisatay dhagaysiga Dacwad Nin u dhashay dalka Ingiriiska oo loo haystay qalqal gelinta Amniga Garoonka Caalamiga ah Aadan Cabdulle Cismaan (Cadde). Maxkamadda Gobolka Banaadir oo billowday dhageysiga dacwad ka dhan ah muwaadin u dhashay Dalka Ingiriiska oo loo haysto qalqal gelinta amniga Garoonka Aadan Cadde. Maxakamada Gobolka Banaadir […]

No Comments read more

Jubbaland Oo Aqbashay In Doorashada Lagu Qabto Xarunta UN Ee Kismaayo

Posted: August 6, 2019 at 6:06 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa ugu dambeyn ogolaaday in doorashada Madaxtinimada Jubaland lagu qabto xarunta Qaramada Midoobey ee Magaalada Kismaayo. Kulan shalay dhexmaray Axmed Madoobe iyo Taliyaha Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya ayaa Axmed ku ogolaaday in amniga doorashada ay sugaan Booliska AMISOM iyo kuwa Jubaland sidoo kalena doorashada ka […]

No Comments read more

Ciidanka Xoogga Dalka OO Saldhig Weyn Ka Sameysanaya Baardheere

Posted: August 6, 2019 at 6:02 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ay ka sameyneyso Talis cusub oo lagu doonayo in uu qorsheeyo islamarkaana fuliyo howlgallada lagu doonayo in AL-shabaab looga saaro Gobolka Jubada dhexe. Taliyaha Guutada 10aad ee Ciidanka Dowladda Soomaaliya Maxamed Caddow Cali, oo tagay Magaalada Baardheere ayaa sheegay in ay […]

No Comments read more

Galmudug: “Odayaasha Shabaab Aaday Shaki La’aan Iyaga Ayey Noola Midyihiin”

Posted: August 6, 2019 at 6:00 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Maamul Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadayaan Odayaasha dhaqanka degaannada Galmudug ee dhawaan iska diiwaangeliyay meelaha ay ka taliyaan Al-shabaab. Taliyaha Qeybta Booliska Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Cali Gadaar ayaa sheegay in ay ka warqabaan Odayaashaas. Waxaa uu Taliyaha ku hanjabay in ay tallaabo ka qaadayaan Odayaashaas oo uu […]

No Comments read more

Wejiga Labaad Ee Shirka Hobyo Oo Maanta Furmaya

Posted: August 5, 2019 at 7:42 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka Maandeeq ay ka heleyso Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug waxa ay sheegayaan in ay maanta wajiga labaad uu galayo shir u socda Odoyaal dhaqameed kasoo jeeda Galmudug. Dhinacyada ka qaybgalaya shirka waxa ay kaga wada hadlayaan sidii ay xal looga gaari lahaa tabashooyin dadka qaar ay kala tirsanayaan. Xildhibaanno iyo senataro katirsan Baarlamaanka Federaalka […]

No Comments read more

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Dil Ah Fulisay

Posted: August 5, 2019 at 7:40 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay labo xubnood oo ka mid ahaa AL-shabaab kuwaas oo lagu soo eedeeyay weerarro kala duwan oo ay geysteen Magaalada Muqdisho. Labada Nin oo dhowr jeer ka soo muuqday Warbaahinta dowladda ayaa lagu kala magacaabaa Canshuur  Cismaan Abuukar iyo Maxamed Cali Barroow,kuwaas […]

No Comments read more

Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Axmed Madoobe Iyo IGAD?

Posted: August 5, 2019 at 7:38 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in xalay ay is arkeen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cali Guyo. Fadhiga labadaan mas’uul waxa ay kaga wada hadleen arrimaha Doorashada Jubbaland iyo Cabashada Musharixiinta intooda badan kasoo yeertay. Wararku waxa ay […]

No Comments read more

Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Posted: August 5, 2019 at 7:37 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka ka imaanaya degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Rag hubeysan ay Goordhow Suuqa Siinaay ku dileen Sarkaal la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidamada Minashiibiyada ee qaada Canshuuraha. Dad Goobjoogayaal ah ayaa waxaa ay sheegeen in ragga hubeysan ay dhowr xabadood ku dhufteen Sarkaalka,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in ilaalada sarkaalka in […]

No Comments read more

Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sool

Posted: August 5, 2019 at 7:35 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka ka imaanaya Magaaladda Laascaanood ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Jabhad diidan joogitaan Ciidanka Maamulka Somaliland ay weerar ku qaadeen Xero Milatari oo ay leeyihiin Ciidanka Somaliland. Jabhad hubaysan ee kasoo horjeedda joogitaanka ciidamada Somaliland ee magaalada Laascaanood ayaa weerar ka gaystay xarun militari oo lagu magacaabo buurta Sayidka ee degmada Laascaanood ee Gobolka […]

No Comments read more