Newsletter subscribe
Archive

Sawirro: Ajaaniib Ka Dhinac Dagaallami Jirtay Al-shabaab Oo La Qabtay

Posted: July 25, 2019 at 7:54 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Ciidamada amaanka dowlad Goboleedka Jubaland ayaa soo bandhigay sawirrada saddex nin oo ay sheegeen in ay ajannabi yihiin, kuwaas oo u dagaallamayay AL-shabaab. Saraakiisha Hay’adaha amniga Jubaland ayaa sheegay in saddexda Nin ee u dagaallamayay Al-shabaab ay ka soo jeedaan Dalka Tanzania. Saddexda Nin ayaa lagu qabtay duleedka Degmada Afmadow ee Gobolka Jubada hoose halkaas […]

No Comments read more

Xukuumadda Oo Magacawdat Guddi Gurmad

Posted: July 25, 2019 at 7:48 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ra’isalwasaare ku xigeenka xukuumadda SOomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa waxaa uu magacaabay Guddi gurmad u sameeya dadka ku dhaawacmay weerarkii ka dhacay Xarunta dowladda hoose ee Muqdisho. Guddigan oo ka kooban 14 xubnood ayaa waxaa ka mid ah lix wasiir, afar xildhibaan, agaasimaha Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha iyo xubno kale oo uu ka mid […]

No Comments read more

BFS Oo Ka Hadlay Qaraxii Xarunta Dowladda Hoose

Posted: July 25, 2019 at 7:46 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Guddoomiyayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay weerarka lagu qaaday xarunta aqalka dowladda hoose ee Muqdisho. Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal SH. C/Raxmaan ayaa sheegay in uu ka tacsiyadeynayo weerarka lagu qaaday xarunta Gobolka Banaadir. Maxamed Mursal ayaa caafimaad u rajeeyay dhibbanayaasha ku dhaawacmay weerarka ee uu ka mid yahay duqa caasimadda […]

No Comments read more

Weerarkii Gobolka Banaadir Oo La Sheegay Halka Laga Hagayey

Posted: July 25, 2019 at 7:42 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullahi Tuulax ayaa sheegay in weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee lagu qaaday xarunta dowladda hoose laga hagayay gudaha xarunta. Tuulax; ayaa sheegay in dib loo baarayo kaamirooyinka ku xiran xarunta Gobolka islamarkaana la hubinayo in Haweeneyda isqarxisay ay cid kale la shaqeyneysay taas oo ka tirsan […]

No Comments read more

Mas’uuliyiin Ku Geeriyootey Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Muqdisho

Posted: July 24, 2019 at 6:09 pm   /   Uncategorized

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha qarixii xoogganaa ee gelinkii danbe ee maanta ka dhacay gudaha Aqalka dowladda Hoose ee Xamar, xili uu halkaasi ka socday kulanka todobaadlaha ah ee looga arinsado amaanka Caasimadda. Sida wararku sheegayaan dadka qaraxa ku dhintay waxaa kamid ah Gudoomiyihii degmada Waaberi Mahad Cilmi, Gudoomiyihii Degmada C/casiis, Safiya […]

No Comments read more

Puntland Oo Soo Bandhigeysa Baaris Ay Ku Sameysay Dilkii Madaxii DP-world Ee Dekadda Boosaaso

Posted: July 24, 2019 at 7:37 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured

Maamulka Puntland ayaa sheegay in uu billaabay baaritaan u gaar ah oo ay ku ogaanayaan cidda ka dambeysay dilkii madaxii Hay’adda DPWorld ee Magaalada Boosaaso iyo qaraxyo Bishii May ka dhacay Magaaladaas. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in dowlad Goboleedkooda uu sida ugu dhaqsiyaha badan u soo bandhigayo baaris ay ku […]

No Comments read more

Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose

Posted: July 24, 2019 at 7:35 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka ka imaanaya deegaanka Sabiid waxa ay sheegayaan in xalay uu ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeyay Ciidamada Danab iyo Al-Shabaab. Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalka uu socday Muddo, isla markaana ay maqlayeen rasaasta ay isku ridayeen dhinacyada dagaalamay. Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay weerarka ku qaadeen Saldhigyo ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin […]

No Comments read more

Lacago Loogu Yaboohay Jubbaland Iyo K/galbeed

Posted: July 24, 2019 at 7:34 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Bangiga horumarinta Afrika ayaa lacag gaareysa $29Milyan oo doollarka Mareykanka ah ugu deeqay Dowlad Goboleedyada Jubaland iyo Koofur Galbeed. Akinwumi Adesina , oo ah madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika ayaa sheegay in lacagahaas loogu talagalay Biyaha, Nadaafadda iyo dhismaha Waddooyinka. Waxaa uu xusay in dadka ku nool labada dowlad Goboleed ay 65% ku noolyihiin heerka ka […]

No Comments read more

Soomaaliya Oo Beenisay Eedeyntii Loo Jeediyey Qatar

Posted: July 24, 2019 at 7:33 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa beenisay in dowladda Qadar ay ku lug lahayd qaraxyo bishii May ka dhacay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ka jawaabayay warbixintii The Newyork Times ee Dowladda Qadar ku eedeysay in ay qaraxyo ka geysatay Soomaaliya ayaa beeniyay arrintaas. Axmed Ciise […]

No Comments read more

4,247 Arday Oo Ku Dhacay Imtixaankii Dugsiyada Sare Ee Qaadday DFS

Posted: July 24, 2019 at 7:32 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha & Tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee sanad-dugsiyeedka 2018/2019, sida ay Wasaaraddu sheegtay sanad-dugsiyeedka 2018/2019 waxaa Imtixaankan galay 29, 434 Arday. Imtixaanka 2018/2019 oo Wasaaraddu qaadday laba mar waxa kadhashay muran badan oo gaaray heer dowlad-goboleedyada qaarkood sida Puntland ay iskood u qaadaan Imtixaanka iyaga oo aan xiriir […]

No Comments read more

Afghanistan Oo Qalab Caafimaad Ugu Deeqday Soomaaliya!

Posted: July 23, 2019 at 8:20 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Afghanstan ayaa markii ugu horreysay Qalab Caafimaad u soo dhoofisay Soomaaliya kuwaas oo qeyb ka mid ah soo gaareen Soomaaliya. Hamidullah Khadim, oo ah madaxa Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Herat ayaa sheegay in 25 nooc oo ah qalab caafimaad oo ay sameysay sharikadda Asia Pharma  loo diyaro Soomaaliya. Markabkii ugu horreeyay ee wada Saddex […]

No Comments read more

Amarro Laga Soo Saaray Gaadiidka Lagu Dhacay Boosaaso

Posted: July 23, 2019 at 8:19 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Guddoomiyaha Magaalada Beledweyne xarunta Gobolka Hiiraan ee Maxamed Axmed Ibraahim Food-cadde ayaa amarro kala duwan ka soo saaray burcad iyo malleeshiyo beeleed Gaadiidka ku kala dhaca gudaha Magaalada. Food-cadde ayaa sheegay in malleeshiyaadka Gaadiidka ku kala dhaca Beledweyne  la qabanayo islamarkaana xarig iyo Ganaax lacageed la isugu darayo. Waxaa uu sheegay in Dadka Gaadiidka waaweyn  […]

No Comments read more