Newsletter subscribe
Archive

Guddoomiye Maxkamadeed Oo Lagu Dilay Muqdisho

Posted: July 3, 2019 at 7:28 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Rag hubeysan ayaa waxay xalay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Wadajir ku dileen guddoomiyahii maxkamadda gobolka Shabellaha Hoose, Saciid Cumar Xasan Subeyr. Sida ay Maandeeq u sheegeen dad ku dhow guddoomiyaha, Labo dhallinyaro ah oo ku hubeysan Mindiyo ayaa waxay weerareen guddoomiyaha, isaguna wuxuu watay Bistoolad uu isku difaacay, isaga oo mid kamid ah dhallinyaradaasi […]

No Comments read more

DFS Oo Guryo Ku Wareejisay Dad Rayid Ah

Posted: July 3, 2019 at 7:22 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dib u habeyn ku sameysay guryo ku yaalla deegaanka Sabiib Caanoole oo ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose, kuwaasi oo ku burburay dagaalladii ciidanka dowladda iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray halkaasi. Waxaa guryahan lagu sameeyey dayactir, waxaana dib loogu wareejiyey dadkii lahaa, kadib munaasabad ka dhacday deegaanka Sabiib Caanoole. Munaasabaddan waxaa goob […]

No Comments read more

Muxuu Madaxweyne Muuse Biixi Kala Kulmay Guinea?

Posted: July 3, 2019 at 7:15 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa gaaray dalka Guinea halkaasi oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay. Mas’uuliyiin ka tirsan Guinea ayaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyey madaxweyne Biixi iyo wafdigii la socday, iyadoo intaasi kadib halkaasi diyaarad Helicopter ah looga qaaday. Waxaa la geeyey Hoteel gaar ah oo loogu talogalay, iyadoo maantana uu si […]

No Comments read more

Kheyre Oo Safar Ku Tagay Guriceel

Posted: July 2, 2019 at 7:11 pm   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xukumada Faderaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Degmada Gurigeel ee gobalka Galguduud. Gudoomiyaha Degmada Guriceel Cabdulaahi Maxamed Barre oo ugu horeyn Ra’iisul wasaaraha ku soo dhaweeyay Guriceel ayaa sheegey in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ay ka dalbanayaal Layrarka Cadceeda […]

No Comments read more

Somaliland Oo Joojisay Shir Ka Dhici Lahaa Hargeysa

Posted: July 2, 2019 at 7:04 pm   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Maamulka Somaliland ayaa joojiyay shir uu sanduuqa xasilinta Soomaaliya ku qaban lahaa Magaalada Hargeysa kaddib markii Somaliland ay sheegtay in sanduuqaas uusan fasax ka qaadan. Wasaaradda Qorsheynta Somaliland ayaa u sheegtay Wakiillada Caalamka ee shirkaas ka qeybgeli lahaa in aysan ku lug go’in Hargeysa. Wasaaraddu waxaa ay sidoo kale qoraalkeeda ku sheegtay in arrimaha Soomaaliya […]

No Comments read more

DFS Oo La Wareegtay Ciidankii Ahlu-sunna

Posted: July 2, 2019 at 7:02 pm   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federalka Soomaaliya ayaa xerada qaybta 21-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ku booqday Ciidamo ka tirsan ahlusunna oo lagu wareejiyey Dowladda Federaalka, maantana loo bilaabayo Hab-raaca ay kaga midnoqonayaan Ciidanka Qalabka sida ee Qaranka. Ra’iisul Wasaaraha oo ay booqashadiisa ku wehliyeen madaxa Xukumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo taliyaasha ciidanka qalabka […]

No Comments read more

Juventus Oo Horumar Ka Sameysay Wadahadallada Ay Ku Dooneyso Matthijs de Ligt

Posted: July 2, 2019 at 7:53 am   /   Sport

Waxaa lasoo warinayaa in kooxda Juventus ay horumar aad u wanaagsan ka sameysay wadahadallada ay Ajax kaga dooneyso daafaca reer Holand Matthijs de Ligt. Matthijs de Ligt ayaa ah mid ka mid ah magacyada ugu caansan ay saxaafada Yurub si xoogan kaga hadashay bilihii dhowaa ee lasoo dhaafay, iyadoo ay jirto in qaab ciyaareedkiisa uu […]

No Comments read more

Khilaafka Soomaaliya Iyo Kenya Oo Sii Xoogeystay

Posted: July 2, 2019 at 7:15 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Maalinba maalinta ka dambeysay waxaa aad usii xumaanaya xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, xillli Labadan dal uu ka dhaxeeyo muran dhanka badda ah. Macharia Kamau, waa xoghaye ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Kenya, safar uu ku tagay Somaliland ayaa mar uu faah faahinayey wuxuu sheegay iney Somaliland dal tahay, taasi oo ka carreysiisay […]

No Comments read more

Xasan Sheekh Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaallo Ka Socda Hiiraan

Posted: July 2, 2019 at 7:05 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq nabadeed u direy beello walaalo ah oo ku dagaallamaya deegaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Wuxuu sheegay Xasan, iney aad uga xun yihiin dagaalladan, isaga oo u sheegay dhinacyada is haya in khilaafkooda ku xalliyaan miiska wadahadalka. “Dhulkaasi meel lagu dagaallamo ma ahan, walaalayaan waxaan […]

No Comments read more

Dhageyso: RW Kheyre Oo Mar Kale Shaaciyey Halka Lagu Qabanayo Doorashada Galmudug

Posted: July 2, 2019 at 6:58 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale wuxuu ka hadlay halka lagu qaban doono doorashada dowlad goboleedka Galmudug. Wuxuu tilmaamay in magaalada Dhuusamareeb ay noqon doonto halka doorashadaasi ka dhici doonto islamarkaana aanay jiri doonin in meel kale loo weeciyo. Kheyre ayaa sheegay in shacabka Dhuusamareeb yihiin kuwo aad uga shaqeeyey […]

No Comments read more

Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Safiirada Caalamka Ee Ku Sugan Muqdisho

Posted: July 2, 2019 at 6:00 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xalay wuxuu Villa Somalia casho sharaf lagu weyneynayo Todobaadka xorriyadda ugu sameeyey diblomaasiyiinta iyo danjirayaasha dalalka saaxiibada la ah Soomaaliya ee ka howlgala magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo oo halkaasi hadal ka jeediyey ayaa ku dheeraaday ka sheekeynta marxaladihii kala duwanaa ee uu dalka soo maray, wuxuuna […]

No Comments read more

Kooxda Juventus Oo Lasoo Wareegtay Xidig Ka Tirsan Roma

Posted: July 1, 2019 at 12:28 pm   /   Featured, Sport

Kooxda Juventus ayaa sheegtay iney si rasmi ah ula soo wareegtay Luca Pellegrini, daafaca garabka bidix ee Roma. Pellegrini, ayaa heshiis Afar sano ah la saxiixday kooxdan, iyadoo heshiiskan uu ku kacayo qiimo dhan 22 milyan oo Euro ah, waxaana lacagtan lagu bixin doonaa muddo Saddex sano ah. Warka ayaa waxaa intaas lagu sii daray […]

No Comments read more