Newsletter subscribe
December 2019

Puntland oo xabsiga dhigtay siyaasi bilo ka hor la sii daayay

Posted: December 2, 2019 at 9:33 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Ciidamada amaanka Maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ka xiray siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Puntland. Ninkan ayaa waxaa uu ka mid yahay tiro siyaasiyiin iyo odayaal ah oo hay’adaha amaanka Puntland ay dhowrkii habeen ee la soo dhaafay ka xireen Magaalada Boosaaso. Dadkan oo ay Puntland ku eedeysay in ay ka […]

No Comments read more

Kenya Oo Ilaalineysa Xeebaha Bariga Afrika

Posted: December 1, 2019 at 5:58 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Shirka Ururka Caalamiga ah ee Badaha oo ka dhacay Dalka Ingiriiska ayaa lagu doortay Golaha maamulaya Ururkaas. Ururkan oo ay xubno ka yihiin dhamaan dalalka leh Xeebaha iyo kuwa ku dhow ayaa waxaa doorashadiisa lagu qabtay Magaalada London ee caasimadda Dalka UK. Kenya oo xubin ka ahayd Golaha ayaa dib loogu doortay Kursiga iyada oo […]

No Comments read more

Dagaal Ka Dhacay Baardheere

Posted: December 1, 2019 at 5:56 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa guul ka sheegatay dagaal Ciidamada dowladda iyo kuwa AL-shabaab ku dhexmaray degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Saraakiisha Ciidamada dowladda Federaalka ayaa sheegay in ciidan ka tirsan AL-shabaab oo qorsheynayay in ay Magaaladaas weeraraan xogtooda heleen kana hortgeen. Maxamed Cali Cabdullaahi, oo ka mid ah saraakiisha Ciidamada ee Baardheere ayaa […]

No Comments read more

Mac-hadka diblomaasiyadda qaranka oo xarigga laga jarayo

Posted: December 1, 2019 at 5:54 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Magaalada Muqdisho waxaa lagu wadaa in maalinta berri ah xarigga laga jaro Mac-hadka diblomaasiyadda qaranka kaas oo dib u dayactir lagu sameeyay. Mac-hadkan oo ay diblomaasiyadda ku baranayaan diblomaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa waxaa qarashka dib u dhiska loogu sameeyay bixisay Dowladda Qadar. Munaasibadda xarig jarka Mac-hadka diblomaasiyadda Qaranka ayaa waxaa ay dhaceysaa maalinta berri ah oo […]

No Comments read more

Maraykanka Oo War Kasoo Saaray Duqeyn Ka Dhacday Jilib

Posted: December 1, 2019 at 5:52 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Mareykanka ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar duqeyn ahaa oo ka dhacay Degmada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe. War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in duqeynta oo dhacday shalay gelinkii dambe ay baarayaan khasaaraha ka dhashay. Sida caadiga ah Mareykanka marka uu fuliyo duqeyn waxaa uu sheegi jiray in uu ku […]

No Comments read more