Qarax Ka Dhacay Muqdisho
Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadada aadda Garoonka Aadan Cadde, kuna dhow Isgoyska KM-4. Gaari noociisa aan weli la shaacin ayaa la sheegay in lagu weeraray Goob ay ciidamada ammaanka ku baaraan gaadiidka aada dhanka garoonka diyaaradaha. Lama oga lhasaaraha ka dhashay qaraxan, iyadoo xaaladda […]
Digniin Loo Diray Waxgaradkii Soo Doortay Xildhibaannada BFS
Maamulka Gobolka Gedo ayaa Odayaasha dhaqanka ee Gobolkaas uga digay in ay ka jawaabaan go’aankii dhawaan ka soo baxay AL-shabaab ee Odayaasha loogu qabtay 45ka Cisho. Taliyaha amniga Garbahaarreey C/Xakiin Maxamed Cumar ayaa sheegay in Odayaasha dhaqanka aysan tagi karin meelaha ay ka taliyaan AL-shabaab. Waxaa uu sheegay in Odayaasha taga goobaha ay ku suganyihiin […]
Trump Oo Amray Ilhaan Cumar!
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku amray xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka mid ah Golaha aqalka hoose ee Mareykanka in ay raalli gelin siiso Mareykanka iyo Israel. Xiisad u dhaxeysa Trump iyo afar Gabdhood oo Muslimiin ah Ilhaanna ka mid tahay ayaa ka taagan Mareykanka,waxaana xiisaddaasi dhalatay markii Trump uu afarta Gabdood ku yiri […]
Guddoomiyahii Guddiga Dhismaha Wadada Boosaaso Oo Xabsi La Dhigay
Hay’adaha amaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa xalay xabsiga dhigay Guddoomiyaha Guddiga dhismaha Waddada Boosaaso. Sheekh Maxamed Macallin Axmed ayaa ciidamadu xireen waxaana eedda ugu weyn ee xariggiisa tahay in uu diiday dib u celinta lacagta dowladda Federaalka ah ku bixisay dhismaha Waddada Boosaaso. Puntland ayaa xoray u xirtay saddex xubnood oo ka mid ah Guddiga […]
Maxay Ka Wada-hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Thabo Mbeki?
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kulan la qaatay wafdi sare oo ka socda Midowga Afrika, isla markaana uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika, waxa uu kala hadlay Xaalada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Soomaaliya ay muhiim u tahay isku xiranka Afrika iyo Bariga Dhexe, isla markaana ay dhacdo Badda […]
Zidane oo ku dhawaaqay in Gareth Bale uu ka tagayo kooxda Real Madrid
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaca ka qaaday sababta uusan Gareth Bale kaga soo muuqan kulanka saaxiibtinimo ay subaxnimda maanta oo Axad ah wada ciyaareen kooxaha Real Madrid iyo Bayern Munich. Zinedine Zidane ayaa shir jaraa’id uu kasoo muuqday kaddib ciyaarta wuxuu ku xaqiijiyay in wixii xiligan ka dambeeya ay Real Madrid […]
David de Gea oo saxiixaya heshiis cusub
Goolhaye David de Gea ayaa saxiixi doona heshiis waqti dheer oo uu kusii joogo Man United, taasna waxey ka dhigi doontaa goolhayaha ugu mushaarka badan kubadda cagta. Xiddiga reer Spain ayaa loo soo bandhigay mushaar aan caadi aheyn si uu baaqi ugu ahaado garoonka Old Trafford, waxaana la fahamsan yahay inuu qaadan doono mushaar u […]
Andrés Iniesta “Waxay noqon doontaa maalin uu dareen ka buuxo”
Halyeeyga kubadda cagta ee dalka Spain Andres Iniesta ayaa ka hadlay dareenkiisa kahor kulankiisa ugu horeeya uu ka hor imaan doono kooxdiisii hore ee Barcelona. Kooxaha Barcelona iyo Vissel Kobe ee dalka Japan ayaa wada ciyaari doono kulan saaxiibtinimo maalinta Sabtida ee soo aadan, kaasoo qeyb ka ah ciyaaraha saaxiibtinimo ee isku diyaarinta xili ciyaareedka […]
Puntland Oo DFS Uga Digtay Farogelinta Doorashooyinka Dowlad
War Saxaafadeed ka soo xabay Dowlad Goboleed Puntland ayaa Dowladda Faderaalka Soomaaliya looga digay in ay Faragin ku samayso Doorashooyinka Maamul Goboleedyada Dalka. “Puntland waxa ay uga digeysaa Dowladda Federaalka Soomaaliya faragelinta ay ku hayso Dowladdaha Xubnaha ka ah, si gaar ah faragelinta doorashooyinka, iska horkeenida shacabka iyo marin habaabinta nidaamka Dowliga ah” ayaa lagu […]
Dufaan Kusoo Wajahan Xadka Soomaaliya Iyo Kenya
Hay’adaha saadaasha Hawada ayaa ka digaya duufaan xoog leh oo ku wajahan Gobolka Soomaalida ee ay Kenya maamusho iyo Gobollada Xeebaha ee dalka Kenya. Ragga ku taqasusay cilmiga saadaasha Hawada ayaa sheegaya in biyaha Badda ay sare u kacayaan 3m Maalinta Isniinta ah ee Berri ah wixii ka dambeeyanaya ay si tartiib tartiib ah hoos […]
Dowladda Qatar Oo Bilowday Dhismaha Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Afgooye
Dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa maanta bilaaabatay iyada oo waddadaas iyo waddooyinka ku xeeran ay dowladda ku jartay dhagxaan waaweyn. Waddadan waxaa dhismaheeda ay qeyb ka tahay mashruucii Dowladda Qadar ku dhiseysay Waddooyinka Magaalada Muqdisho ku xira Magaalooyinka Afgooye iyo Jowhar oo ka kala tirsan Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed Soomaaliya. Dowladda Qadar […]
Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka Oo Maanta La Magacaabay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman ayaan Magacaabay Guddi ku-meelgaar ah oo soo Diyaarin doona Sharciga Doorashooyinka Qaranka. Godigaan oo ka kooban 15 Xildhibaan oo ku meel gaar ah ayaa loo Saaray dadajinta sharciga doorashooyinka Qaran,waxaa sidoo kale Xildhibaanadda Golaha shacabka loogu qaabay in ay ka taageen wixii tasiilaad ah oo looga baahdo.
Recent Comments