Warbixinada Ugu Weyn

LAYAABKA: Maxkamad Shiinaha Ku Taal Oo Bilowday Inay Imtixaan Ka Qaado Dadka Isfuraya ‘Divorce Exam’ – Lammaaneyaashuna Waa Inay Ku Dhacaan Imtixaanka Si Ay Isku Furan!

Furriinku ma ahan wax sahlan, haddii lammaanaha isfuraya ay yihiin Soomaali ama Shiineys, laakiin si gaar ah waxaa furriinka gaara heerka maxkamadda usii adkeeyey maxkamadda Yibin People Court taasoo ku taalla Sichuan Province dalka Shiinaha. Qareenka maxkamadda Yibin People Court…